Home » Directory »

Dalada Jaaliyada Putland Iyo Jaaliyada Jubaland ee Finland oo Ka Tacsiyeysay Geerida Ugaas Axmed Ugaas Maxamed

Dhamaan jaaliyada Puntland iyo jaaliyada Jubaland ee Dalka Finland,Ayaa si wadajir ah waxay ugu Tacsiyeynayaan geeridii Allaha u Naxariistee Ugaaskii Beesha Tanade Daarood Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Geesood oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Goldogob ee Gobalka Mudug.

Jaaliyada Puntland Iyo Jaaliyada Jubaland ee Dalka Finland ayaa si gaar ula qeysaneynaa murugada qoyska ugaaska iyo dhamaan umada somaliyeed ee uu ka geeriyooday Ugaaska,Waxaana marxuunka Allaah uga baryeynaa inuu janadii fardoowsa ka waraabiyo eheladii iyo umada somaliyeed meel walba ay joogaan samir iyo iimaan Allaah ka siiyo Aamii Aamiin.

TACSIDA WAXAA DIRAYA.

Wakiilka Dawlada Puntland ee Finland: Cabdifataax Cabdulaahi Jaamac, Janagale
Gudoomiyaha Jaaliyada Jubbaland: Dr. Xuseen Hirad
Gudoomiyaha gudiga fulinta: Cabdiqani Axmed Ducaale
Gudoomiye kuxigeen: Maxamuud Shiinle
Gudoomiye kuxigeenka 2aad: Ibraahim Maxamed Xasan Gablax
Af hayeenka dalada: Nuur Caalim
Xiriirka caalamiga: Said Yusuf (Faysal)
Arimaha bulshada: Cabdulqaadir Abshir (Kadiye)
Khasnajiga dalada: Nuur Maxamuud (Nuur Gureey)
Xog heeyn: Hanad Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse
Gudoomiyaha dhalinyarada: Shermarke Cali
Gudoomiyaha Haweenka: Nasro Farah Jama
Gudoomiyaha odayaasha: Daahir Afduub
Gudiga golaha dhexe:
Gudoomiyaha golaha dhexe: Siciid Cusmaan Maxamed
Gudoomiye ku xigeenka golaha dhexe: Cabdulqaadir Jaamac (Camoow)
Xog heen gudiga dhexe: Xuseen Yuusuf (Qowdhan)
Lataliye yaasha dalada:
Aqoonyahan, ahna wakiilka Dawlada Puntland ee Finland: Cabdifataax Cabdulaahi Jaamac, Jangaggale
Wakiilka Dalada u fadhiya Garowe, Puntland: Cabdirashiid Cawad Diiriye
Aqoonyahan, qoraa: Maxamed Cali Xasan Aar (Aalto)
Gudoomiyaha Jaaliyada Jubbaland: Dr. Xuseen Hirad
Aqoonyahan Yaasiin Cali Gaas
Aqoonyahan Cumar Jaamac Dhagaweyne
Dr. Cabdi Nuur
Engineer: Asad Nuux
Engineer: Axmed SalaanEngineer
Engineer: Haashim Xaaji Axmed

Odayaasha
Axmed Cali Bato
Caaqil Maxamud Cabdul Gureey(Bolo)
Cabdirisaaq Bulxan Cigaal
Siciid Abshir Ciye
Cabdirisaaq Ilfur (Dhalac)
Cabdirisaaq Kaabooy

Jaaliyada Puntland iyo Jubaland ee Finland Yasin Ali
tacsi-1

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.