Home » Archive Maalinta October 29th, 2014

 Yaa curyaamiya  Hananka Dawladnimo  ee Soomaaliya?

Oct 29, 2014
Waxaa markale dib u bilowday Ciyaarihii Villa Soomaaliya ee’ ahaa Khilaafka Madaxwaynaha iyo Ra’iisul wasaaraha sidda  ‘ aan maqlay  R’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Shiikh  Axmad ayaa isku shandhayn ku Sameeyey qayb ka midda Gollaha Wasiiradda taasoo  soo shaac  saartay khilaafka Madaxada  sare ee Dawladda  Federalka ee Soomaaliya  markhaati  ma doontana ka... 

Dhismo-Qaran

Oct 29, 2014
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Waxaan Rabaa inaan aqristayaasha la wadaago mowduucaan aan u arko in uu mihiim u yahay in ay fahmaan dhamaan dadka soomaalida ah anigoo mowduucaan idinku soo hordhigi doona 1- Tusaalooyin dalal aduunyada ku yaal oo dagaalo sokeeye aay ragaadiyen hada ka baxay oo dalkooda dib-u-dhis... 
Halkudheg:

Dalanbaabi socod – Maanso Dareen Huwan

Oct 29, 2014
Adeegsiga iyo xiisaynta gabayada, maansooyinka dadku iguma baran, iskaba daa inaan tiriyee, qudhaydu iskuma ogeyn wax habeysan oo aan hore maanso ahaan u idhi. Si kastaba ha ahaatee, wakhtiyada qaarkood waxa ku soo maraya xaalado iyo dhacdooyin, aanad si sahlan u cabbiri karin, hadaad is tidhaahdo qoraal ku muujina laga yaabo inay sharraxaad badan kaaga baahato, qoraalkuna afmeeridba yeelan waayo. Gabeygu... 
Halkudheg:

UN Secretary-General and World Bank Group President arrive in Mogadishu, pledge support for regional peace, security and development

Oct 29, 2014
Mogadishu, 29 October 2014 – United Nations Secretary-General, Ban Ki-moon, and World Bank Group President, Jim Yong Kim, arrived in Mogadishu to pledge support for Somalia’s transition and for efforts to strengthen security and development across the wider Horn of Africa region. The joint high level visit comes at an important time for Somalia which continues to make significant security gains... 

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Madaxweynaha Bangiga Adduunka oo Muqdisho soo gaaray taageerana u ballanqaaday nabadda, amniga iyo horumarinta gobolka

Oct 29, 2014
Muqdisho, 29-ka Oktoobar 2014 – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, iyo Madaxweynaha Kooxda Bangiga Adduunka, Jim Yong Kim, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay taageero ugu ballanqaadaan kalaguurka Soomaaliya iyo dadaalka loogu jiro xoojinta amniga iyo horumarinta gobolka Geeska Afrika dhammaantiisa. Booqashada wadajirka ah ee heerka sare ayaa imanaysa waqti muhim u ah Soomaaliya... 

Bulshada Rayidka oo ka Hadley Khilaafka u dhaxeeyo Madaxda Dowlada codsadeyna in la dhameeyo.

Oct 29, 2014
Cabdulaahi Maxamed Shirwac “Khilaafku waxaa uu salka ku hayaa Saddex arrimood” Cabdi Abshir Dhoore “Waa in Shacabka la xisbaabtamaan madaxdooda” Mudane Abkow “Bulshada rayidka waxay jecel yihiin in la dhameeyo khilaafka maadaama ay dowlad ku nool yihiin” maanta oo ay taariikhdu tahay 29 october 2014 waxay dalladda SOSCENSA Jjilayaasha aan dowliga ahayn ee Koofurta iyo bartamaha soomaaliya)... 

Maxaad kala socotaa xaalada Badda Soomaaliya Oo xiligan ay ku wajahan yihin khatara Muuqda iyo kuwa Qarsoonba Q-3aad

Oct 29, 2014
waraysiga qaybtan 3-aad ayaa ka hadlaysa xogta rasmiga ah ee Madaxwayne Xasan Sheikh gudbiyey, kuna saabsan xadaynta badda. Xogtaan waxaa markale lagu daray in muranbaddeed uu ka dhaxeeyo anaga iyo Kenya. Waraysiga Xasan Dhooye oo faah faahsan dhagayso Guji Madaxwayne Xasan Sheikh oo markale Muran baddeed kii Soomaaliya iyo Kenya soo celiyey. Qayb ka mid ah xogtuu gudbiyeyna waxaa ku qoraa sidan; page... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...