Home » Archive Maalinta October 14th, 2014

R.W Cabdiweli oo soo dhaweeyay heshiiska ay gaareen dowladda dhexe iyo Puntland

Oct 14, 2014
Muqdisho, 14, October, 2014…. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa soo dhaweeyay heshiiskii taariikhiga ahaa ee maanta ay kala saxiixdeen dowladda dhexe iyo Puntland, wuxuna ku tilmaamay heshiiska inuu yahay horrumar iyo tallaabo wanaagsan oo loo qaaday dhanka dib-u- heshiisiinta iyo dhismaha dowladdo federaal ah. Cabdiweli Sheekh Axmed... 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo u ambabaxay Dalka Burundi

Oct 14, 2014
Muqdisho, 14, October, 2014…. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, oo gelinkii danbe ee maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib socdaal shaqo oo ku tagay Puntland ayaa u ambabaxay dalka Burundi, halkaas oo uu kula kulmi doono madaxda dalkaasi. Ra’iisul Wasaaraha waxaa isaga iyo wafdigiisa garoonka ku sii sagootiyay xubno... 
Halkudheg:

Tawakal Express oo Bangi cusub ka furaysa Soomaaliya

Oct 14, 2014
War Murtiyeed Tawakal Money Express oo Billowday Mashaariic Dhismeyaal Bangi (Tawakal Global Bank) looga hirgalinayo Soomaaliya Tawakal Money Express (Tawakal) Waxay macaamiisheeda sharafta leh iyo dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed ku wargalinaysaa in aannu ku gudo jirno yagleelka Bangiga (Tawakal Global Bank) ee Soomaaliya, Mashaariicdaas oo laga hirgalinayo goobo kala duwan oo Soomaaliya ah. Dhismayaashaas... 

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya.

Oct 14, 2014
Somalitalk 14-10-2014 Boqol Xujay Soomaali ku jirto oo Sanadkan ku Geeryooday Dalka Sacuudiga Sida ay qortay Jariidad ka soo baxda Sacuudiga ee lagu magacaabo Dawaaf ayaa lagu sheegay in sanadkan xiligii lagu jiray gudashada Waajibaadka Xajka ay Geeryoodeen illaa Boqol Xaaji. Xujaydan ayaa sida lagu soo waramay waxa ay ka kala yimaadeen Dalalka Somaliya, Masar. Yaman. Marooko iyo Ciraaq kuwaasoo sida... 

Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed condemns the attack at Aroma Café on Sunday evening.

Oct 14, 2014
Mogadishu, 13 October 2014 — Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed presently on an important visit to Puntland sends his deepest condolences to the family, friends of all those who were killed last night following the car explosion in front of the Aroma Café in Mogadishu. The Prime Minister said: “On behalf of the Somali Federal Government, I am sending heartfelt condolences to the family,... 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo si weyn loogu soo Dhoweeyey Magaalada Qardho

Oct 14, 2014
Garoowe, 13, October, 2014……. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafti uu hoggaaminayo oo maalmahan hawlo shaqo u joogay Puntland ayaa booqasho ku tegay magaalada Qardho iyagoo ka jawaabaya casumaad uga timi Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka mid ah hoggaanka dhaqanka Soomaaliyeed.Saraakiisha degmada, waxgarad, arday iyo haween ayaa si... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...