Home » Archive Maalinta August 25th, 2014

Faarax Shiikh Cabduqaadir “ Waxay ka mid tahay Qaladaadka jira Eedeysanyaasha ka soo muuqda Warbaahinta Dowlada inta aan Maxkamad la soo taagin”

Aug 25, 2014
Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Mudane Faarax Shiikh Cabdulqaadir ayaa sheegay in Heerka Garsoorka iyo Cadaaladda Soomaaliya ay Maanta marayo xili kala guur ah, taasoo uu ku macneeyey in Wasaaradaiisu ay waxa badan qabatay wax badanna ay u dhiman yihiin, waxa uuna intaa ku daray in Maanta Dadwaynaha Soomaaliyeed meel walba ay joogaan ay ka tanasuleen xooggii sanado ka hor Soomaaliya... 

Halkay Mareeyas Dacwadii Ka Dhanka ahayd ee Dahabshiil-Denmark ?

Aug 25, 2014
Hay`ada lasocodka dhaqaalaha Lacagaha (Finanstilsynet) ayaa ugudbisay Boliska wadanka Denmark Dacwad ka dhana Labada Shirkadood ee ka shaqeeya arimaha Xawaladaha Lacagaha ee kala ah Dahabshiil Money Transfer Service iyo Quick International Money Transfer . Finanstilsynet ayaa baritaankaan bilaawday July 2013 ayadoo hada u gudbisay Dacwad ka dhana labadaan shirkad boliiska Denmark, Labadan shirkadood... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...