Home » Archive Maalinta August 11th, 2014

Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ka Hadley Xaalada Soomaaliya

Aug 11, 2014
Somalitalk 11-8-2014: Madaxweynihii hore ee Dawladdii ku meel gaarka Soomaaliya CabdiQaasin Salaad Xasan oo iminka ku nool Dalka Masar ayaa ka hadlay Xaaladaha Soomaaliya ka jira. Cabdiqaasin Salaad Xasan ayaa sheegay in weli dalka Somaliya qaybo ka mid ah oo ku yaala Bartamaha iyo Koofurta Somaliya ay ka jiraan Dagaalo taasoo Dawladda federaalka Soomaaliya aysan ku guulaysan in ay wax ka qabato... 

Taariikhda qoritaanka Af-Soomaaliga iyo qatarada muuqda ee lasoo gudboonaaday! W.Q. Aden Colujoog

Aug 11, 2014
Saddexdii qeyabood ee qormadaan ka horeeyay ee aan cinwaanka uga dhigay (Luuqadda Soomaaliga ma mari doontaa wadadii ay ku dhinteen luuqado ka horeeyay?), ayaa waxaan uga hadlay in boqolkii sanaba mar ay luuqado badan oo caalamka looga hadlo ay dhintaan, iyo qodobo kale oo muhiim ah. Haddaba, haddii aan intaas uga gudbo daah ka rogidda iyo toosh ku ifinta kuwa ay yihiin qatarada had iyo jeeraale lasoo... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...