Home » Warar »

C/Weli Gaas oo Xiriirka u Jaray Dawladda Federaalka Soomaaliya

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan lagu kala saxiixday in la dhiso maamul ay yeeshaan Gobollada Mudug iyo Galgaduud, kulankaas heshiiska lagu kala saxiixday waxa uu dhacay July 30, 2014.

Halkan ka akhri heshiiskaas…

Arrintaasi waxay sababtay in July 31, 2014 uu madaxweynaha maamul goboleedka Puntland xiriirkii u jray Dawladda Federaalka Soomaaliya.

Halkan ka daawo

Sawirada heshiiskii:

somali155

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " C/Weli Gaas oo Xiriirka u Jaray Dawladda Federaalka Soomaaliya "

  1. yaa soomaalaah? waxaa naloo dhigay damin halis ah, waxaana hormuud ka ah dowladaha dariska ah waxayna doonayaan inay soomaali burburto, si hadafkaa loo gaaro waxay madaxda dowlada in mudo ah ku cadaadinaayeen maamul goboleed waxay ku magacaabeen laakiin xaqiiqdii ah maamul beeleed kaa oo hor seedi karo kala tag iyo dagaalo sokeeye oo shidaal cusub lagu shubay, dhinaca kale waxay u egtahay markii ay in muddo ah is adkeeyeen madaxda sare ee dowlada islma markaana ay wax dhaqaajin waayeen taasoo ay sabab u tahay maamulada been abuurka ah ee dalka ku habsaday ay diideen wax dowlad la yirtaahdo, hadaba waxaan baaq culus u dirayaa dadka culumada ah iyo dadka lexjeclada wadanka ay haysto inay fadhiga ka kacaan waayo waxaan muuqda shirqoolkii naloo dhigay waan ku dhacnay, tusaale markii qasab nalooga dhigay in federaal beeleed in la sameeyo midkii lagu dhawaaqaba wuxuu abuurayaa muqdi cusub waxaana soo baxayo warar oronaayo duwanka arintaan federeaalka wado ayaan dhinaca kale kicinaayo dadka waana dhamaan wax la qorsheeyay.

    by xasan maxamed nuur