Home » Archive Maalinta July 19th, 2014

“Maxaa Isku Dan Ka Dhigey Al-shabaab, Itoobiya, Kiiniya IWM,” Dadka Soomaaliyeedoow Goormaad Hurdadda Ka Toosi Doontaann??!!

Jul 19, 2014
Qalinkii Maxamed Macallin Cismaan (All-man) Minnesota USA : – fatxumaalik@hotmail.com F.G, Codsi iyo Afeef : – waxaan ka codsanayaa shacabka soomaaliyeed ee heley ama akh-ristey fariintan, in ay wax ku kordhiyaan, isla markaana ay u soojeestaan sidii wax looga qaban lahaa murtida ay xambaarsan tahay fariintan yar ee misana salka balaaran!!.  Afeef:- Ujeedkeygu  ma ahan mid shacabka soomaaliyeed... 

Xildhibaan Xiddig “Waxaan Beesha Caalamka u sheegayaa in aynaan marnaba Gorgortan ka galeynin Biyaha Badda Somaaliya”

Jul 19, 2014
Iyadoo muddooyinkan dambe dib ay u soo cusboonaatay arrinta heshiiskii xadeynta Badda Soomaaliyeed ayaa waxaa mar kale arrintaa daah rogay Siyaasiyiin iyo aqoonyahano Soomaaliyeed kuwaasoo tafaasiil dheeraad ah ka bixiyay. Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo marka hore hadlay ayaa ku tilmaamay heshiiskaas mid aan haatan loo fadhiyin in la soo hadal qaadaba, wixii heshiiskaas Badda Soomaaliyeedna... 

Milkiilihii Dhismihii Baar Bakiin oo  Cadaaladdaro ku Tilmaamey Burburintii lagula kacay Dhismihiisii ku yaaley KM4.

Jul 19, 2014
Milkiilaha Dhismihii Bar Bakiin ee ku yiiley Agagaarka Km 4  la bur-buriyey Bishii June  ee Sannadkaan  ayaa Saxaafadda u soo bandhigay Qoraalo ama  Document-yo  Caddeynaya Sharci ahaanshaha Dhismahaasi Ganacsade Daahir Maxamed Aadan oo Daahir Bakiin ku magac dheer ayaa Wariyaasha tusay Cadeymaha Dhulka uu dhistay oo uu ku saxiixan yahay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cismaan... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...