Home » Archive Maalinta July 16th, 2014

Weli Ma Quusannin Waraabayaashii Baddu !!

Jul 16, 2014
Arrimaha muujinayaa in horarradii shalay ay hagardaameynta halkoodii ka wadaan wey badanyihiin, aanse ka soo qaadanno qoraal hordhac ah oo laga soo saaray qodobbada looga hadli doono shirka Istanbul. Qoraalkaasi wuxuu sheegayaa: “Marka la eego xeebta dheer, Soomaaliya ma lahan aag ganacsiga ee gaarka ah EEZ (Exclusive Economic Zone) oo lagu sameeyay hab waafaqsan Xeerka Qarammada Midoobay ee... 

Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa “ Go’aankii hore ee Baarlamaankii ku meel gaarka ahaa ee Badda Soomaaliya sidiisii ayuu u Taagan yahay”

Jul 16, 2014
Iyadoo maalmahan ay dib u soo noolaatay Sheekadii Xadeynta Badda Soomaaliya isla markaana Madaxweynaha Dawladda federaalka Somaaliya Xasan Shiikh Maxamuud dhawaan uu waraaq u qoray qaramada Midobay ayaa arrintaa waxaa si weyn uga soo hor jeestay Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka federaalka Soomaaliya.Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa ku doodaya in xiligan aysan habooneyn in wax wada hadal ah laga galo... 

Halkan ka daawo go’aankii Baarlamaankii hore ku diidey heshiiskii is-afgaradka Badda

Jul 16, 2014
IN LA DIIDO IS-AFGARADKII: In Is-afgaradkii Xukuumaddu la soo gashay Dawladda Kenya in la diido oo arrintaas laga dhigo waxba kama jiraan, oo la yiraahdo xukuumada is afgaradkii aad keenteen baarlamaanku waa diidey.. oo Heshiiskii xukuumaddu keenta in gebigiisba la diido.. (waxaa u codeeyey: 334 xildhibaan oo diidey heshiiskii is afgarad).  Read More →

Dhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego

Jul 16, 2014
Warbixin dheer oo uu qoray ururka ECOTERRA (July-Sept 2010) oo ku saabsan badda Soomaaliya ayaa cinwaankiisu ahaa “Dhul-badeedka Soomaaliya: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego.” Warbixinta oo ka kooban dhawr qaybood waxay u qoran tahay qaab ah “beenta la sheego,” iyo “xaqiiqada jirta,” oo jawaab u ah. Qoraalkaas oo SomaliTalk.com soo tarjumtey hoos ka akhri:  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...