Home » Archive Maalinta May 15th, 2014

RW. Cabdiwali: “Maanta waa maalin taariikh ah, waxaan muhiim ah inaan si wada jir ah u xasuusano aabayaashii xorrnimada “

May 15, 2014
Warsaxaafadeed: Muqdisho, 15, May, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda lagu xusayey 71 guuradii kasoo wareegtay aasaaskii ururkii dhalinyarada gobonima doonka Soomaaliyeed ee (SYL). Munaasabadan ballaaran waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga ayaa lagu qabtay Garoonka kubada... 

Ukhtii, iga guddoon furayaasha akhiro iyo aduunba. (Furaha labaad, Salaada)

May 15, 2014
  Ukhtii, Suubane nebigeena Maxamed ah (NNKH), waxa uu ku yiri xadiis uu Imaam Axmed(RA) ka werinayo Cabdiraxmaan Ibn-Cawf, Shiikh Albaanina(RA) uu ku  saxiixiyey Aljaamici Saqiir: “ Haweentu hadii ay shanteeda tukato,, bisheedana ay soonto, ferjigeedana ay xifdiso, ninkeeda ay adeecdo, waxa ay janada ka gelaysaa albaabkii ay doonto”. Ukhtii,sida ku cad xadiiska aan kor ku xusnay, Rasuulku(NNKH)... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...