Home » Faallo »

Minneapolis: Kulan looga hadli doono Qaranimada, Qowmiyadda iyo Mustaqbalka Soomaaliya…

somali100Asalamu Calaykum

Ogaysiin ku socda Minnesota iyo Nawaaxigeeda

Waxaa Sharaf noo ah inaan idinku casumo kulan looga hadlayo dalkeena hooyo, waxaa marti inoo ah sadex kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed iyo Raysal Wasaare ku xigeen hore, dhamaantoodna waxay dhawaan ka yimaadeen Soomaaliya. Kulanka waxaa looga gol leeyahay in xogta dhabta ah ee wadankeena aan kala qaadano talooyina is dhaafsano, sidii Soomaaliya dib ugu soo noqon lahayd. Fadlan kasoo qaybgal Asxaabtaadana wargali.

Kulanka wuxuu ka dhici doonaa Goobta shirarka ee Safari.
Xiliguna waa Axad May 18, 2014
Waqtiguna waa 5:30 p.m

Faahfaahin dheeraad ah fadlan ka bogo Flyer-ka.

somali99

Mahadsnid, inaad danta guud kawada shaqayno.

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.