Home » Archive Maalinta April 3rd, 2014

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (NSS 1976 – 1991) – Q.3aad | Qore: F. Xiirane

Apr 3, 2014
… inaan sheedda kala socdo dhaqdhaqaaqa S/Guuto Maxamed Cali Samater… Bilowga bishii Diseenbar 1990 kii, waxaan shaqo la iiga dhigay inaan sheedda kala socdo dhaqdhaqaaqa S/Guuto Maxamed Cali Samater, markaas wax xil ah u haynin dawladda Soomaaliya , gurigiisa sida heerka sare ah loo dhisay waxaa maalin ugu yimid nin kasocday Safaaradda Maraykanka (ma hubo inuu safiirkii xiligaas ahaa... 
Halkudheg:

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (NSS 1976 – 1991) – Q.2aad | Qore: F. Xiirane

Apr 3, 2014
Jaalle Madaxwayne Kacaanku Siday ballantu ahayd Taliyihii Ciiddanka Nabad sugidda (NSS) waxaan aroortii isugu nimid xafiiska , durba wuxuu ii dhiibay fure gaari iyo tilmaan , waxaan u dhaqaaqay dhankii gaariga siduu amarku ahaana waxaan ku rogay furaha , daqiiqado kadib waxaa dhanka bidix kasoo galay Taliyihii oo caro wajigiisu doorisay , wuxuu yiri inoo dhaqaaji xafiiska sare ee Abaanduulaha... 
Halkudheg:

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (NSS 1976 – 1991) – Q.1aad | Qore: F. Xiirane

Apr 3, 2014
Magac iyo Meeqaam Qalaad Anigoo wata magac iyo aqoonsi Dal kale , ayaan markii 3 aad gaaray Itoobiya kadib duullimaad 8 saacadood ahaa sanadihii ugu danbeeyay 1970 ka, waxaa aqalkiisa nagu casuumay wasiirkii garsoorka ee Itoobiya xiligaas , dhawr daqiiqo ka dib waxaa soo galay gabar gu’gii 25 aad aan ku qiyaasay oo qori iyo qalab ciidan ku joogta , Intay na salaantay ayay qorigii aabeheed dhabta... 
Halkudheg:

Baarlamaanka Soomaaliya oo is-hor-taagay Heshiiska Dekedda Muqdisho Loogu Wareejiyey Shirkad Turki Ah, ilaa laga…

Apr 3, 2014
Qaraar uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka qaatay heshiis ay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya la gashay shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo ku saabsanaa maamulka dekedda Muqdisho ayaa tibaaxay “In xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku wareejin karin Dekedda Caalamiga ah ee Muqdisho Shirkad inta Golaah shacabku ka xaqiijinayo waafaqsanaanra heshiiskan …” Qaraarka oo dhamaystiran... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...