Home » Faallo »

ABDIRISAAQ HAAJI XUSSEN (MEMORIAL) DUCO, XASUUS

abdirisaq_hajiRaiisulwasare Ugu wacna ee Soomaaliyeed Cabdirazak Xaji Hussen ALLAHA U NAXARRISTEE Wuxu ku geeriyooday Magalaalad Minneapolis, MN, JANUARY 31, 2014.

Halyeygaas Soomaaliyeed si wacan oo xushmad iyo maamuus ayaa loogu aasay Moqdishu.

Dadka khayrka iyo wanaaga Somaaliyeed raba waxa la ogeysiinaya in Duco iyo Xus loogu sameynayo wakhtiga iyo meesha hoos ku taal:

WEST BANK UNIVERSITY OF MINNESOTA, MINNEAPOLIS.
225 19th AVENUE S, MN 55455
WILLEY HALL
Room 125
Sabtida March 8, 2014
Saacada 1:30 PM

Wixii faah faaxin dheraad ah kala xiriira Halkan
tel: 206-551-3404
703-403-6742

ama la xiriiri emailka: jangelione@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.