Home » Faallo »

Janan Maxammad Abshir Muussa oo ka tacsiyeeyey geeridii Cabdirisaaq Xaaji Xuseen

Allah ha u naxariisto

somali163Annagoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa iyo ilmahayguba, annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkay Marxuum Cabdulrazak Xaaji Xuseen. Waxaan ugu ducaynayaa in Eebbe geeyo Jannatula Fardowsa, Afadii, ilmihii uu ka tegey, guud ahaan qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeedna uu ka siiyo samir iyo iimaan. Allah ha naxariiste Marxuumka walaalkay Cabdulrazaaq Xaaji Xuseen waxaan isla soo kifaaxnay mudo dheer.

cabd

Halgan dheerna waa soo wada galnay, laga bilaabo kifaaxii Gobbannimo Doonka Soomaaliya — SYL, Aassaaskii iyo dhismihii Dawladii ugu horaysay ee ee maxaliga ahayd, tii Qaranka Soomaaliya ee Kawdii Luulyo, 1960 iyo shirarkii dib u heshiisiinta guud ee Qaran Soomaaliya burburkii ka dib.

Aammiin

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

1. Maxammad Abshir Muussa Mataan

2. Xirsi Bulxan Faarax iyo Asli Cismaan

3. Cabdi Iidle Shuuriye Bacadow

4. Maxammad Jaamac Nageeye

5. Maxammad Xaaji Maxammud Cabdulle Islaam (Layloon)

6. Cabdulqaadir Nuur Salaad (Fiisiko)

7. Yusuf Cilmi Mataan iyo reerkiisa

8. Diiriye Muussa Mataan

9. Dayax-Leef Bulshaale Muussa Mataan

10. Bashiir Ciise Cali Ilyare

11. Cabdi Salaad Cali Ilyare

12. Axmed Ibrahim Gambol

13. Cismaan Gamuure

14. Ceedaad Xasan Cali Mire

15. Cabdulqaadir Nuur Fiyaat

16. Axmed Shire Cali (Boonbolo)

17. Cali Ciiro Warfaa (Cali-Ciiro)

18. Cali Farxaan Cali Ciiro

19. Cabdulmalik Maxammad Cali Dacar

20.Cabdulraxiim Maxammad Abshir Muussa

21. Cabdullahi Maxammad Abshir Muussa

22. Axmed Maxammad Abshir Muussa

23. Xabiib Diiriye Muussa Mataan,

24. Nareeri Diiriye Muussa Mataan

25. Cawil Diiriye Muusa Mataan

26. Cabdulrazaak Khaliif Cilmi Mataan

27. Cabdi Nuur Maxammad Maxamuud Ubbaale

28. Cabdulraxmaan Rooraaye

29. Saciid Xirsi Bulxan

30. Cismaan Xisri Bulxan

31. Khaliif Xirsi Bulxan

32. Cabdullahi Xirsi Bulxan

33. Cabdulrazaak. Xirsi Bulxan

34. Caasha Abshir Muussa

35. Xaawo Diiriye Muussa

36. Dahabo Diiriye Muusa Mataan

37. Xubi Diiriye Muussa Mataan

38. Jamaad Bulshaale Muussa Mataan

39. Madina Muxammad Abshir Muussa Mataan

40. Deeqa Muxammad Abshir Muussa Mataan

41. Faaduma Muxammad Abshir Muussa Mataan

42. Khadiija Muxammad Abshir Muussa Mataan

43. Ayaan Axmed Ibraahim Gambol

44. Luul Afwayne Gaashaan Cali Tacab

45. Xaliimo Bulshaale Boos Gaashaan Cali Tacab

46. Sahra Yuusuf Ugaas

47. Joocaar Feere Yare

Jaaliyada PDF Germany oo ka tacsiyaynaysa geeridii Halyay C/risaaq Xaaji Xussen

Dhamaan xubnaha Jaaliyada Puntland iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Jarmalka, waxay si wada jir ah uga tacsiyaynayaan geeridii Allaha u naxariistee Halyay C/rizaaq Xaaji Xuseen oo dhawaan ku geeriyooday dalka Maraykanka.

Marxuum C/rizaaq Xaaji Xuseen waa Halyay miisaan culus ku leh taariikhda umada Soomaaliyeed, waa Aabihii halgankii xoriyadda iyo hogaankii Dowladdii hore ee Soomaaliya.

Jaaliyadu waxay muruga geerida naxdinta leh la qaybsanaysaa Qoyskii, Eheladii iyo dhamaan umada Soomaaliyeed ee uu ka tegay Halyay C/rizaaq, waxaana marxuumka illaah uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo umada Soomaaliyeedna samir iyo iimaan Allah ka siiyo.

Amiin

Hamburg/Bremen
1. Yusuf Ali Guul (Bucuf)

2. Hamdi Yusuf Hassan

3. Abdulqadir

4. Mohamed Sheekh Adan

5. Mohamed Isma’il Mohamed

6. Eng. Abdi Ali Ainab

7. Mohamed Yusuf Nur-yare

8. Fozia Mursal

9. Ahmed Adan Jibril

10. Roda Isma’il

11. Abdullahi Hayd

12. Mulki Mohamed Ali

13. Laila Ahmed Hassan (Fayax)

14. Lul Mohamed Bashir

15. Asha H. Ahmed (Duceeye)

16. Ali Farah (Figaro)

17. Sahra Mohamed

18. Mohamed Dhega-madow

19. Yasin Mohamud

Gobolada Hessen, Rheinland pfalz iyo baden württemberg
20. Mohamed Abdulahi Abdi
21. Mohamed Kassem Salad (Shibis)
22. khadra farah yussuf
23. Mussa Kamal Jama
24. Dr. Abdigani Mohamed Mohamud
25. Suufi Abdi Hassan
26. Abdikadir Mohamed Ismail
27. Dr. Cali Mahad Farax Ismaciil
28. Xaaji Axmed Abdi Xabeeb
29. Khalid Mohamed Warsame
30. Rashiid Jama
31. Amed Farag Isse (AHMED GUREY)
32. Mohamed Abdi Salam
33. Hassan Osman
34. Mohamed Abdirahman Ali
35. Mohamed Ali Birig
36. C.Wali Adan Mohamed
37. Daahir C/Risaq Xuseyn
38. Hanad Yare
39. Hodon iyo Faadumo
40. Mahamed Ali Nuur
41. Hajji Abshir Xaashi
42. Khaalid Haaji Ahmed Abdi
43. Sahro Cabas Farax
44. Halima Omar
45. Eng. Abdiaziz M. Jaama
27. Dr. Sa’id A. Sa’id
46. Abdiaziz Ali Faadhig
47. Sa’diyo Abshir
48. Abaadir Nor
49. Mohamed Abdihakim Suldan Irbad
50. Ahmed Dalmar
51. Cumar Qaasim
52. Mohamoud Geele
53. Abdiwali Mohamoud Awil
54. Ali Dhuux
55. Ahmed Arab Mukhtaar
56. Abdifatah Abdullah
57. Khaled Isse
58. Khadra Osman
59. Ifrah Mohamed Hirsi
60. Abdulkader Aden
61. Yuusuf Hajji Abshir Xaashi
62. Yusra Hajji Abshir Xaashi
63. Mohamed Hajji Abshir Xaashi
64. Ayaan Hajji Abshir Xashi
65. Faadumo Maxamed Cisman (Famos)
66. Sacdiyo Saciid Bootaan
67. Luul Ciise Carab
68. Fadumo Mohamed
69. Sh.Ahmed Diinaash

Gobolka Bayer

70. Raqiya C/qafar Isma’il
71. Halimo Mohamoud Xirsi
72. Sahro Uun Laaye
73. Saytuun Omar Farah
74. Safayo Uun Laaye
75. Hibo Mire Adan
76. Maryan Salad Guul
77. Ayaan Ahmed Xirsi
78. Xabsa Ahmed Xirsi
79. Sahro Suldan Saciid
80. Barni Ahmed Dhoodi
81. Amio Abadulahi Geele
82. Siraad Cali Cige
83. Hodan Saciid
84. Laylo Abshir Weyrah
85. Sheikh Cilmi Ahmed Dhiice
86. Khalid Abukar Ahmed
87. Kooshin Osman Muse
88. Mohamed Mohamoud Farah
89. Ibrahim Abdulkadir
90. Abdukadir Mohamoud Ali (Sumaaye)
91. Fahad Nour Gelle
92. Ahmed Qardho
93. Faysal Ali Artan
94. Oday Muuse Abdalla
95. Ahmed Musse Esse
96. Osman Ali Ahmed
97. Abubakar Saleebaan Faarax
98. Mohamuud Abdulahi Mohad
99. Mohamuud Abdi Jamac
100. Xasan Shiikh Osman
101. Hassan Cadced Roble
102. Mohamed Said
103. Abdullahi Olad
104. Sheikh Aadan Diiriye Mulaaq
105. C/rashiid Jama Barre

Gobolka Nordrhein westfalen

106. Safi Jama Ahmed
107. Abdiwali Ali Nur
108. Sadia Ali Gureey
109. Yasmin Hashi Abdi
110. Fadumo Ali Barre
111. Zahra Hagi Abdalla
112. Asha Abshir Abdulle
113. Fadumo Muse Yusuf Kiin MJ
114. Waris Muuse Artan
115. Khadra Huseen Hassan
116. Jawaahir
117. Ahmed Abdulaahi (Tuli)
118. Abdisalaan
119. Abdirizaak Mohamed Hirsi
120. Khalid Mohamed Warsame
121. Kulmiye Boostaale
122. Mohamed Abdilaahi
123. Abbe Yuusuf Ali Yuusuf
124. Cabdiqadir Maxamed Ismacil
125. Eng. Ahmed Musse Geelxoor
126. Muno Ahmed Ali Adan
127. Isniino Barre

Afhayeenka Jaaliyada PDF Germany
Mud. Mustafe Saciid Aden (Bucuf)


Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Annagoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa iyo ilmahayguba, annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkay Cabdulcasiis Nuur Xirsi waxaan ugu ducaynayaa in Eebbe geeyo Jannatula Fardowsa, Afadii, ilmihii uu ka tegey, guud ahaan qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeedna uu ka siiyo samir iyo iimaan.

Aammiin

Janan Maxammad Abshir Muussa

Cabdulraxiim Maxammad Abshir Muussa

Cabdullahi Maxammad Abshir Muussa

Axmed Maxammad Abshir Muussa

Cabdulmalik Maxammad Cali Dacar

Madina Maxammad Abshir Muussa

Deeqa Maxammad Abshir Muussa

Faaduma Maxammad Abshir Muussa

Khadija Maxammad Abshir Muussa

Ayaan Axmed Ibrahim Gambol

Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.