Home » Archive Bisha January, 2014

Maxaa kala Haysta Fariimaha Mobile-lada iyo Lamaanayaasha !!

Jan 6, 2014
Markaan arkey Dhibaaatada ka Dhex Dhacda lamaanayaasha is qaba ama Is jecel  ee uu sababo  Mobil-ka ayaa waxaa go’aansadey in aa wax ka Qoro ka dib markii  maalin maalmaha ka mid ah aan arkey  nin Saaviibkey  ah oo meel gaar ah Fadhiya islamarkaana Fekeraya kana muuqata  Murugo ayaan inta u yeerey  waxaana  weydiiyey  halka laga heysto?,waxaana uu i yri  “Saaxiib sidee ii fahamtey  nin... 

Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD

Jan 6, 2014
Warsaxaaafadeed ka soo baxay Villa Somalia, madaxtooyada DFS ayaa tibaaxay sidan: Muqdisho, 06 January 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD Ambassador Mohamed Abdi Afey oo bishii December loo magacaabay xilkan cusub. Ambassador Afey oo si weyn loo yaqaano isla markaana aad u fahamsan arrmaha... 

Musharaxiinta Madaxweynaha Puntland oo shuruud looga dhigay in ay isku-diiwaan geliyaan $10,000

Jan 5, 2014
Guddiga Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ee qaabilsan doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne-xigeenka ayaa Axad Janaayo 5, 2014 waxay soo saareen go’aan ay ku kordhinayaan lacagta ay isku diiwaan gelinayaan musharaxiinta u tartamaya xilka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee maamul goboleedka Puntland. Go’aankaas soo baxay Maanta (janaayo 5, 2014) iyo shuruudaha lagu xiray musharaxiinta... 

Dhacdooyinkii ugu waa weynaa ee Dalka Soomaaliya ka dhacay Sanadkii 2013

Jan 5, 2014
9-kii Janaayo 2013  waxay Dowlada Xirtey Warie Cabdicasiis Cabdinuur Koronto oo u shaqeynayey Idaacada Dalsan ka dib markii Dowlada ku eedeysey in uu sameeyey  war been Abuur ah balse markii Dambigaas lagu waayey isaga iyo Gabadhii uu Wareystey January 17, 2013 Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiik Maxamuud ayaa Booqasho ku tegay Aqalka Cad ee Maraykanka looga arrimiyo isagoona... 

In ka Badan 2000 Arday oo u Fariisatay Imtixaanka Semester Dhamaadka ee Jaamacada Somali international University (SIU)

Jan 5, 2014
Ku Dhawaad 2000 oo Arday oo wax ka Barata Campus-yada kala duwan ee Jaamacada Somali international University (SIU) ayaa waxa ay si rasmi ah ugu fariisteen imtixaanka Semester Dhamaadka ee Sanad Wax-Barashadeedka 2013-2014. Cabdulaahi Cali Culusoow, Madaxa Xafiiska Imtixaanaadka ee Jaamcada SIU oo aan wax ka weydiinay habsami u socodka Imtixaanka ayaa waxa uu yiri, “Waxaa si rasmi ah u bilaawday... 

Dawro aqoon iswaydaarsi ah oo loo qabtay qayb ka midah ardada iskuulka imaamu shaafici.

Jan 5, 2014
Bosaaso:- magalada Boosaso ayaa waxaa ka bilawday manta oo tariikhdu tahay 05/01/2014 dawro aqoon iswaydaarsi ah oo ay soo qabanqabisay iskuulka imaamu shaafici oo kashanaya mu’assada Minhaaj ee dacwada iyo horimarinta lana magic baxday raad ku reeb bulshada, dawradan oo soconaysa muddu labo maalmood ah loona qabtay qaybka midah ardayda iskuulka. Dawradan oo lagu qabtay hoolka shirarka ee AMAL... 

Madaxtinmada Soomaaliya Waa Xabsi iyo Qaxootinimo!!

Jan 4, 2014
Tan iyo markii ay dhaceen Dagaalada Sokeeye ee Soomaliya waxaa mar waliba aad arkeysa waxaad la yaabtid oo ku soo kordha Dhacdooyinkii Soomaalya ka jirey , waxay 10-kii September ee Sannadkii 2012  markii lagu Dhawaaqey in Xasan Shiikh  uu noqdey Madaxweynaha Soomaaliya ayaa markiiba Ciidamada Amisom iyo kuwa Dowlada oo wada jira  ay Guryahooda ugu tageen Qoyska Madaxweynaha la doortey si loo... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Ergayga gaarka ah ee Q.M u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicholas Kay.

Jan 4, 2014
Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda FS. Muqdisho, January 3, 2014—- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga gaarka ah ee Q.M u qaabilsan arimaha Soomaaliya, waxaana ay ka wada hadleen xiriirka adage ee u dhexeeya Q.M iyo Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahadnaqay Danjire Kay taageerada joogtada ah... 

Biibto: Madaale Howlkar ah oo aan ku Guuleysan Abaalmarin Caalami ah

Jan 2, 2014
Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto): Mucjisada Saxaafadda In ka badan Muddo 24 Sanno ayaa aad u aqaaney Xabiibo Axmed Jimcaale oo ku Magac Dheer Biibto , waxaana dhawaan kula kulmey Munaasabad ka dhacaysey Hotel Amiira ee Magaalada Muqdisho ka dib markii aan Xoogaa ismoogeyn, hase yeeshee mudadaas dheer ee aan is naqaaney Biibto waxaa inta badan aan  ku kulmi jirey Goobaha Saxafada ee ay wararka ka... 

Xaasilkii Dawlad nimada Puntland Ee 15 jirsatey | W.Q.Cabdulaahi Ciise Yuusuf

Jan 2, 2014
Ka qeybgalkeygii kulanka Garowe, Karkaar & Haylaand 31/12/2011 Shirkii Garowe 2aad, ee leysguku keenay odey-dhaqmedyada 2gobol, waxaa ka horeyey 3 shir, oo odayo dhaqmedyada 6gobol laga qeybgeliyey shirarka soo socda: 1) Garoowe1aad “Nugaal iyo Sool” 2) Galkacyo “Mudug & ceyn 3) Bosaaso “ Bari & Sanaaag” Hawlwadeennada dawlada P/Land, waxay ka soo xuleen 8 gobol, odayo dhaqmeedyo... 

Gugiga xalinta khilaafaka ma gutay hawshiisi

Jan 2, 2014
Sidaa la wada socano gudiga xalinta khilaafadaka markiisi hore waxaa uu ah mid muran uu ka taagan yahay cida xaqa u leh in aay soo magacaabi karto isagooo murankaa ku jira aya maxada waynnahu C/raxman Maxamed soo magacabay iyaad murankii ka taagnaa naan loo joojin waxay keentay in uu murankii halkisi ka sii cosdo ilaa uu mushariinta ay muu jiyaan tanaasul leh geesinimo daacadnimo iyo ilaalita aayaha... 

Qofku inta uu gaariga wado waa ka xaaraan isticmaalka Mobaile-ku

Jan 2, 2014
Sheekh Khalaf Almudlaq oo ka mid ah culumada waaweyn ee Sucuudiga ayaa fatwooday inay xaaraan tahay in qofka gaariga wada uu mobile-ka isticmaalo. Sheekhu wuxuu yiri: shareecadu waxay u timid inay ilaaliso dadka diintooda, naftooda, maalkooda, sharaftooda iyo ubadkooda. Sheekhu wuxuu yiri: isticmaalka mobile-ku waa arrin khatar badan marka qofku gaariga wado; waayo wadida gaarigu waxay u baahantahay... 

Akadeemiye-Goboleedka Afka Soomaaliga (AGA) oo qabatey Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Adeegsiga Afka Soomaaliga iyo Kaalinta Warbaahinta .

Jan 2, 2014
Hotelka Amiira ee Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Aqoon Isweydaarsi loogu Magacdarey Adeegsiga Afka Soomaaliga iyo Kaalinta Warrbaahinta waxaana soo qaban qaabiyey Akadeemiye Goboleedka ee Afka Soomaaliga oo markii la soo gaabiyo loo yaqaan (AGA ) waxaana ka soo qeyb galey ku dhowaad Boqol Xubnood oo ka kala socday qeybaha Warbaahinta ee ka Howlgala Muqdisho iyo Gobolada dalka. Kulankaan... 

QEEYBINTA WAXAA I BARTEY ISHAA DHURWAA KA LAALAADA!

Jan 2, 2014
“Qeeybinta waxaa i bartey, Ishaa Dhurwaa ka laalaada!”  HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aan ku bilaabo’e, Dawacaa laga sheegey, “Qeeybinta waxaa i bartey, Ishaa Dhurwaa ka laalaada!”, kadib markii Libaax ku yiri Dhurwaa, “Bal Dhurwaa hilbaha neefkan Habar-Dugaag... 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sh. Axmed oo sheegay in sanadkan ay Ciidanka Qalabka sida u noqon doonto sanadkii dib u dhiska iyo xoreynta

Jan 2, 2014
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFS ayaa tibaaxay sidan: Muqdisho, January 1, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo saaka booqasho ku tagay Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Xerada tababarka ciidanka ee Jazeera ayaa sheegay in sanadkan 2014-ka uu u noqon doono Ciidanka Xoogga dalka iyo dhamaamba ciidanka Qalabka-sida, sanadkii dib-u-dhiska... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...