Home » Archive Maalinta December 12th, 2013
Tuulooyin uu ku fatahay wabiga shabelle oo dadkii deegaanku codsadeen in la gargaaro
Iyada oo ay waayadaan danbe soo noqnoqonayeen dhibaatooyinka ay geysanayaan fatahaadaha biyaha wabiga sh/dhexeĀ Ā ayaa hadane waxaa soo baxayo waxyeelooyin kale oo u wabiga shabelle u geysanayo dadka iyo dalaga ku dhaqan gobolka sh/hoose deegaanada y ka midka yihiinĀ Ā baldooska SheentaraalĀ garsaalo Xaliimo Aduunyo wargeedow iyo kuwo kaleĀ Ā oo intuba ku aadan deegaanada ku dhow dhow dagmada Afgooye...
Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Diinta oo ka Qayb galey Munaasabad lagu Xusayey Maalinta Xaquuqda Aadanaha.
Iyadoo 10 āka December ay tahay maalinta Xaquuqda AadanahaĀ Ā Aduunka ayaa Munaasabad ku Aadan maalinkaa waxaa maanta lagu qabtey Hotel Safari ee Magaalada Muqdisho waxaana Munaasabadaas ka soo qayb galey Wasiiro , Xildhibaano, Aqoonyahano, Madaxda Hayadaha Samafalka, kuwaĀ Ā Xaquuqul Insaanka , Haween iyo Dhalinyaro Waxaana si wadajir ah Munaasabadaas u soo qabanqaabiyey Xarunta Xaquuqda Aadanaha...