Home » Archive Maalinta November 15th, 2013

Cawed Axmed Cashara oo sheegey in Madaxweynaha uusan Awood u lahayn in uu Booska ka qaado Raiisul Wasaaraha

Nov 15, 2013
Siyaasiga soomaaliyeed ee Cawed Axmed Cashara ayaa ka hadlay khilaafka u dhexeeya Madaxda Sare sare Ee Dawlada Faderaalka Somalia isagoo Ka hadlay Ogaalkiisa, Iyo weliba Waxyaabaha Lagu Kala Bixi Karo. Cawed Cashara oo waraysi siiyey warbahinta ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay khilaafka, Wuxuuna Sheegay In Haatan Madaxwaynaha uusan Booska Ka Qaadi Karin Rai’sal Wasaaraha, Baarlamaankana uu Ridi... 

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka hadlay Khilaafka ka dhexeeya Dawladda Federaalka – Video

Nov 15, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka “Shacabku Ha Is Dejiyaan, Hana Ku Kalsoonaadaan Golahooda Shacabka” “VIDEO” – Warsaxaafadeed ka soo baxay Baarlamaanka: Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho Shirjaraa’id oo uu uga hadlayo marxaladda uu marayo Dalka gaar ahaanna dhanka siyaasadda isagoo fariin... 

Shacabka:Khilaafka Dowladda ka Dhex jira waa mid u Dhaxeeya Milkiilayaal iyo Shaqaale.

Nov 15, 2013
Idiris Xasan Faarax “Qofka waxaa shaqada looga joojin karaa Dhowr arrimood”   Iyadoo uu weli taagan yahay Is mari waaga u dhaxeeya Madaxweynaha Dowladda Federraalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo Raiisul Wasaare Saacid  ka dib markii uu Madaxweynaha uu ka dalbadey Raiisul Wasaaraha ka dalbadey in Is casilo taasoo ay u dhadhamiweysey Raiisul Wasaare sheegeyna in uusan iscasil Doonin , waxaana... 

Ololihii Gurmadka ahaa ee ka socday Masjidka Al-Rowda ee magaalada Boosaaso oo caawa lasoo gabagabeeyay

Nov 15, 2013
Waxa caawa masaajidka wayn ee Al-Rowda lagusoo gaba gabeeyay barnaamijkii gurmad oo caawa galay habeenkiisii afaraad. Barnaamijkaan oo intuu socday aysan ukala harin Dadwaynuhu ka qayb qaadashadiisa Rag, Dumar Dhalinyaro iyo Duqayb Shirkado iyo Shakhsiyaad Wadaad iyo Waranle Shaqaale iyo Xamaali intaba.   Culimada ayaa waxaa ay Bulshada ku booriyeen inay Sadaqada labaxaan maadama laga helayo... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...