Home » Archive Bisha October, 2013

Kacaankii Oktoobar: Taariikh Mahadho ah

Oct 22, 2013
( F a a l o ) Maanta Waxa ay ku Beegan Afartan iyo Saddex Guuradii ka soo wareegatay Markii Kacaankii ay Hoggaaminayeen Ciidamada Qalabka Sida uu Dalku ka Hana Qaaday kaacaankaas oo Macno badan lahaa isla markaana Maraaxiil kala duwan Dalka Soomaaliya la Jibaaxay. In kastoo Kacaankaasi uu lahaa Dhaliilo iyo ammaan haddana Soomaalida Ammaanta kacaankaasi waxaa kala Cuslaa Dhaliisha uu lahaa oo markii... 

Guddida Joogtada ah ee Baarlamaanka oo maanta ka dooday hirgelinta nidaamka Xisbiyada siyaasadeed

Oct 21, 2013
Guddida Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay kaga doodeen hirgelinta nidaamka Xisbiyada siyaasadeed iyo xoojinta howlaha Golaha Shacabka. Kulanka Guddida joogtada ah ee Baarlamaanka waxaa shir gudoominayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayadoo dhammaanna ay xaadir ahaayeen xubnaha guddida joogtada... 

Samawade Sedkiisii Ma Helay (2-2)

Oct 19, 2013
Cadaaladda Ilaahay iyo Cajaa ibteeda Adduunyadu waa wareegeysaa.. Ayaamuhuna waa soconayaan.. Wax walbaana meeshooda ma taagnaanayaan.. Samawade waa hana qaaday, Adduunyada haduu marayna waa Shaqaystay, meelna waa kasoo baxay.. Muddo ka dib ayuu dalkii uu ku barbaaray kusoo noqday.. Maamadii min weyn ahayd, waa tabar yaraysay, bukaan ayey noqotay, xanuun daran ayaa qabtay, wiilasheedu qaar baadiyi... 
Halkudheg: ,

Qarax ka dhacay Beledweyne oo ay ku dhinteen 10 qof

Oct 19, 2013
Saaka abaara 11:00 barqinnimo ayaa qarax ka dhacay goob maqaaxi ah ee magaalada Beledweyne ayaa ku geeriyooday in ka badan 10 qof. Warsaxaafadeedyadii ay DFS ka soo saartay qaraxa hoos ka akhri Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo cambaareeyey Qaraxii bahalnimo ee ka dhacay magaalada Beledweyne Muqdisho, October 19, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane... 

Hayadda AVRO oo 160 Ardey oo Bartey Xirfado kala Duwan Gudoonsiisey Shahaadooyin.

Oct 18, 2013
Waxaa Hotelka Safari ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad ku aadaneyd Xiritaanka Tababar Muddo u soo Socdey 160 Dhalinyaro oo isugu jirey Gabdho iyo Wiilal kaasoo soo Bilowdey Bishii Abriil ee Sannadka waxaana Dhalinyaradaas la soo Barey Lix Xirfadood oo kala ah Barashada Harqaanka , Fuundanimo, Fasamayaqaan Dhinaca Alaabta(Faryaamo), Dacatirka Mobile-lada , Cilaan Saarka iyo Qurxinta Timaha... 

Warsaxaafadeed: Kulankii golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray adeegga Asaasiga ah ee caafimaadka dalka

Oct 17, 2013
Muqdisho, October 17, 2013—–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya yaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan diirada lagu saaray qorshaha adeega Caafimaadka ee Aasaasiga ah, heshiis Millateri oo ay kala saxiixdeen dawladdaha Soomaaliya iyo Talyaaniga iyo warbixin... 

Samawade..Sedkiisii Ma Helay..(1 of 2 ) -Caddaaladda Ilaahay iyo Cajaa ibteeda!

Oct 17, 2013
Samawade, Waa Ilma yar.. Hooyadii waa xaaskii 2aad oo Aabihiis guursado.. Minyaradu marna iyadaa la riixaa.. Marna iyadaa wax riixda, waa adduun iyo xaalkiis! Samawade Xaaladiisa, Minyaradooda waa la riixey.. Minweyntii ayaa dagaal culus gashay, ilaa ay minyaradii Qarka u saarto iney booska ka bixiso! Hayeeshee Kuma guulaysan Minweyn dagaalka ba’an oo ay gashay, Hadey cilmu qeybka ka daboolan... 
Halkudheg: ,

Baarlamaanka: “waa waxba kama jiraan in aan Ra’isulwasaaraha ku amarnay inuu codka kalsoonida nasoo weydiisto” “DAAWO VIDEO”

Oct 16, 2013
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamayaa war been abuur ah oo ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta gudaha qaarkood kaasi oo ku saabsanaa in Gudoonka Baarlamaanka uu u qoray Ra’isulwasaaraha Xukuumadda warqad looga dalbanayo inuu Baarlamaanka soo weydiisto codka kalsoonida. Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux)oo saxaafadda la hadlay... 

C/risaq Maxamed Xuseen: oo khudbad ka jeediyey xiriirka ka dhexeeya Wax akhrinta iyo Aqoonta

Oct 14, 2013
Hay´ada Kafaalo oo waxqabadkeeda ku soo bandhigtay magaallada Flen ee waddanka Sweden  Read More →

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo kulan dardargelinta Amniga la qaatay howlwadeenada Amniga

Oct 14, 2013
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa xalay shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardargelinta amniga dalka, waxaana kulankan goob joog ka ahaa mas’uuliyiinta hay’addaha amniga, gaar ahaana Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Taliyeyaasha kala duwan ee ciidanka Qalabka sida, Wasiir kuxigeeno, iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir... 

Aabbe Maxamed Sabdow Cali waxaa Haya Cudur ku Faafaya Jirkiisa wuxuuna u Baahan yahay Cawinaad Daawo oo Dalka Dibadiisa ah.

Oct 14, 2013
Bukaanka Maxamed Sabdow Cali oo Dhawaan uu ka yimid Gobolka Shabeeladda Hoose Muqdishana u yimid si uu u ogaado Cudurka Haya,ayaa waxaa Bukaanka Baaritaan Caafimaad ku sameeyey Dhaqtarka Dr Yaasiiin Axmed Nuur oo ah Consultants Physician kana Shaqeeya Isbitaalka Rajo ee Muqdisho waxaana uu sheegey Dhaqtarku in Cudurkaan uu yahay Cudur ku faafa Jirka Qofka,oo haatan ka bilowdey Shafka una sii Gudbaya... 

Shirkii Madaxda Midowga Afrika oo la soo gabogabeeyey

Oct 13, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dawladda Federaalka Soomaaliya: Addis Ababa, 12 October 2013 – Shirkii Madaxweynayaasha Midowga Afrika ayaa la soo gabogabeeyey iyadoo go’aanadii ka soo baxey ay ka mid ahaayeen in Madaxda Midowga Afrika ay isku raaceen inaan Madaxweyne ama ku sime madaxweyne aan looga yeeri karin Maxkamadda Denbiyada Caalamiga ah oo lagu xishmeeyo mudada ay kursiga madaxtinimo... 

Soomalidu ma isxukumi kartaa? Mase laxukimi karaa?

Oct 11, 2013
Qore: Axmed shiil Muxumed ahmedshil@yahoo.com Borlänge, Sweden Bismillaahi,  wassalaatu wassalaammu calaa rasuulilaahi Waxaa dhawaanahan bogagga internetka kusoo baxayey qoraal lagasoo xigtay xarumaha kaydka dukumintiyada ee Boqortooyada Ingiriiska, qoraalkaas oo uu Gumaysigii Ingiriisku ku falanqaynay 1960 kii soomaalidii markaa gobonimodoonka ahayd siduu ula dhaqmi lahaa. Sida kucad qoraalkaa Ciidanka... 

Shirkadda Vavori oo Garoonka Muqdisho kala wareegtey shirkadda SKA

Oct 11, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFS ayaa tsheegay in shirkadda Vavori ay si rasmi ah ay ula wareegtay maamulka iyo socodsiinta howlaha garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, taasoo kala wareegtay shirkadda SKA oo horay u maamuli jirtay.” Warsaxaafadedka oo dhamaystiran waxa uu u qornaa sidan: Warsaxaafadeed: Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay qodobo kala duwan Muqdisho, October 10, 2013—-Golaha... 

Dawladda Soomaaliya oo soo Dhaweysey Weerarkii uu Mareykanka uu ku qaadey Magaaladda Baraawe

Oct 11, 2013
Iyadoo Kulan xasaasi ah ay Xarunta barlamaanka ku yeesheen Guddiga Ammaanka Barlamaanka iyo Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa kulankaas kaddib waxaa Warbaahinta la hadlay Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdixakiim Xaaji Maxamuud Fiqi.Wasiirka oo Waraysi gaar ah siiyay Saxaafadda isla markaana ka warbixiyay Kulankii ay la yeesheen Guddiga Ammaanka ayaa sheegay in ay isla soo... 

Xasan Shiikh iyo Saacid: Laba isma Qabaneysee kala Daaya!!

Oct 11, 2013
Mayeysan Xishoon Madaxda Dowladda ee Federaalka sida Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha, marka aan sidaa leeyahay dad badan ayaa ila yaabaya Sababtoo ah waxaa ka daadegin Dulucda Ujeedada Sheekadeyda Bishii Agoosto Madaxda Dowaldda iyo Xukuumadda waxay ku dhawaaqeen Mashruuc loogu Magacdarey Aadda Dugsiyadda (GO TO SCHOOL) oo SaddexdaSanno ee soo socota oo ay ku egtahay Jiritaanka Dowladda hadda... 

Tarbiyada caruurta muxaadaro cajiib ah oo dad badan badashay

Oct 10, 2013
Tarbiyada caruurta muxaadaro cajiib ah oo dad badan badashay  Read More →

Xeerarka Xadaaradda | Qore: Xiddig

Oct 10, 2013
Qore: Abdirahman Maxamed (Xiddig) Xiddig@gmail.com Haddii aynu fiirino oo aynu ka fakarno dadka ku nool Caalamka aynu ku dhex-noolnahay, waxaynu arkaynaa dadku in ay u qaybsanyihiin dad hormaray oo isku filnaasho nolosha ah xag walba ka gaarey iyo kuwo sabool ah oo calooshoodu dhulka ku dhegentahay, iyaga oo markaas u cawda dadka kale ee dunida kula nool si loo caawiyo. Su’aasha da’da weyn... 
Halkudheg:

Aqoon Isweydaarsi ay si Wadajir u soo Qaban qaabiyeen Machadka Heritage iyo Internews in Somaliia oo looga Doodey Sharciigga Saxaafadda.

Oct 10, 2013
Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Hindise Sharciyeedka Saxaafadda oo Dhawaan ay Ansaxiyeen Golaha Wasiirada , waxaana Doodaan soo qaban qaabiyey Machadka Cilmi Baarista (The Heritage institute For Policy Studies) iyo Hayadda Internews in Soomaaliya waxaana ka qaybgaley Masuuliyiin ka soctey Dowladda Federaalka , Maamuladda Dalka ka jira Qaybaha kala... 

Magacdoorsiin

Oct 10, 2013
Hanaanka ay ku dhaqmeyso dowlada dalka wuxuu noqon karaa mid demoqaraadiya, hantiwadaaga, Islaamiya, federaala, qabiiliya, boqortooyo ah, ama shuuciyada. Magaca ay ku shaqeyneyso dowladu waa mid uu ku iman karo isbedel haddii dalka uu leeyahay xisbiyo siyaasadeed oo kala mabda’ duwan. Waxaan marna isbedelin waa magaca dalka oo loogu yeerayo madaxweynaheeda, inkastoo ay dhici karto qaran dumey... 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegey in Aminidarada ka jirto Muqdisho laga soo Abaabulo qaar ka mid ah Dagmooyinka G/Banaadir.

Oct 9, 2013
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa ka hadlay Xaaladaha amnidarro ee ka jirta Magaalada Muqdisho. Tarzan ayaa sheegay Qaraxyada iyo Dilalka ka dhaca Gudaha Magaalada Muqdisho in intooda badan laga soo Abaabulo Degmooyinka uu Gobolku ka kooban yahay isla markaana aysan ahayn mid ka yimaada Magaalada Banaankeeda. Guddoomiyaha oo sii hadlaya ayaa intaa ku daray in haddii... 

Axmed Madoobe oo Shir Jaraa’id ku Qabtay Kismaayo oo ku Celiyay Inaysan ka Qayb Galeyn Shirka Muqdisho ee Dib u Heshiisiinta

Oct 8, 2013
Hoggaamiyaha ku Meel gaarka Jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada kismaayo, oo dhawaan ka soo laabtay Safaro uu Dibadda ugu maqnaa ayaa ugu horeynba waxaa uu Shirkiisa Jaraa’id kaga hadlay Wadamadii uu soo maray iyo Jaaliyaddii Jubbooyinka ee uu halkaa kula soo kulmay. Hoggaamiyaha Maamulka ku meel gaarka Jubba ayaa sheegay in Jaaliyadaha Gobolada... 

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay waxqabadka Xukuumada mudada halka sano

Oct 7, 2013
Shirdoon ayaa shir jaraa’id ugu qabtay bahda warfaafinta gudaha iyo dibadda, kadib markii ay u buuxsantay hal sano oo uu hayay xafiiska. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horeyntii ku bilaabay khudbadiisan mahad-celin uu u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Cismaan Jawaari. iyo goleyaasha Baarlamaanka iyo Xukuumada sida dhow isla... 

Wasaaradda Difaaca Maraykanka oo Qiratay in ay ka Dambaysey Weerarkii Lagu Qaaday Magaalada Baraawe

Oct 6, 2013
iyo Shabaab oo soo Bandhigey Qalab ay ka tegeen Ciidamada Mareykanka iyo Baarlamaanka Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay Xeebaha Italia Wasaaradda Difaaca Dalka Maraykanka Qoraal ay soo Saareen ayay ku sheegeen in Ciidamo ka tirsan kuwa Badda ee sida gaarka ah u Tababaran in ay Weerar ku qaadeen Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Saraakiil u hadashay Wasaaraddaas ayaa sheegey... 

Madaxweyne Xasan “Booliiska waa inuu dishibiliinka adkeeyaa si shacabka kalsooni looga helo”

Oct 5, 2013
iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo tacsi u diray ehelada Soomaalidii ku geeriyootay Jaziiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga “Fursado badan ayaa ka jira dalka, dhalinyaradu waa in aysan naftooda ku halligin badaha, qurbajoogtii Soomaaliyeed ayaa dib ugu soo laabanaya dalkooda si ay ug qeyb qaataan dib u dhiska, mana haboonna in xiligan loo haajiro dalal kale” ayuu yiri ugu dambeyntiina Ra’iisul... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...