Home » Warar »

U codee qorshaha waxbarasho ee Columbus ee Qodobada 50aad iyo 51aad

Somali_KD3Our Children Deserve The Best
Vote FOR Issues 50 & 51!
The Columbus Education Plan

We all want the best for our children – and that includes a quality education.

  • Waxaan la doonaynaa Caruutayada waxa ugu wanaagsan, oo ay ka mid tahay Waxbarasho tayo leh.

Every child deserves a quality education, regardless of their family’s income or the neighborhood they live in. Our graduates need to be prepared to go to college, get a job, or join the military.

  • Ilmo kastaa waxaa uu mudan yahay waxbarasho tayo, aydoo aan loo eegayn daqliga soo gala gurigooda, meesha ay ku noolyihiin,ama cida ay daris layihiin. Qalinjibiye yaasheenu waxay u baahanyihiin in loo diyaarsho Koleej, si ay u helaan shaqo, ama ay uu biiraan ciidamada qalabka sida.

The Columbus Education Plan will give our schools the necessary resources to make sure our children have the skills they need to get good-paying jobs and reach their fullest potential.

  • Qorsho waxbarashadeedka Columbus waxaa uu u suurta gelinyaa iskuuladeena inay helaan macluumaadka u suurta gelinayo in ay caruurteena helaan xirfadda ay u baahanyihiin inay ku helaan shaqo mushaaro fiican leh iyo inay gaaraan hamigoodii ay lhaayeen.

Let’s do something great for the future of Columbus: Vote FOR Issues 50 & 51.

  • Ina keena aynu Caruurteena u horseedno Mustaqbal aayo leh, Adoo u coddeenayo Arimaha 50 aad iyo 51aad.

Somali_355x70_v1Vote Early In Person
You can vote early in person, Monday through Friday from 8 a.m. to 5 p.m., until Friday, November 1. You can also vote early on Saturday, November 2 from 8 a.m. to Noon.

U Coddee Goor Hore Qof ahaan.

Waad u codayn kartaa goor hore shaqsi ahaan, Maalmaha kala ah…Monday ilaa iyo Friday, Isniin ilaa iyo Jimce laga Bilaabo waqtiga ah 8:00AM Subaxnimo ilaa iyo 5:pm Shanta Galabnimo Ilaa Bisha Nov 1deeda oo ah Maalin Jimce ah.

For more information contact the Franklin County Board of Elections at (614) 525-3100 or visit http://vote.franklincountyohio.gov.

Early voting will take place at:
Franklin County Board of Elections
280 East Broad Street
Columbus, OH 43215

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.