Home » Archive Maalinta October 28th, 2013

Madaxweynaha oo qaabilay Wasiiradda Arrimaha Dibedda, Ganacsiga iyo Horumarka Caalamiga ee dalka Holland.

Oct 28, 2013
Muqdisho, 28 October 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Lilianne Ploumen oo ah Wasiiradda Arrimaha Dibedda, Ganacsiga iyo Horumarinta Caalamiga ee dalka Holland oo ay la socdeen Shirkado ganacsi oo waaweyn oo raba inay dalka maalgeshi ku sameeyaan. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Wasiiradda Holland booqashadeeda... 

WAAYIHII DALKAYGA – 2

Oct 28, 2013
Muxamad Idris Axmad Ayaamaha aan ka sheekaynayo saaxiibayaal waa ugu yaraan 45 ka hor…woow…intiina ugu badan markaa ma jirin..waayo Dawlad la,aanta ayaaba hadda 22 sano madaxa la gashay… Iskuulka waxaan iman jirney aroorta hore…waxaan xusuustaa macalin dhalin yaro markaas ahaa oo luqadda ingiriiska noo dhigi jirey anagoo ah fasalka 2aad.. Wuxuu na tusi jirey sawirka laba arday…... 
Halkudheg:

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka oo soo saarey wareegto ku wajahan Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta iyo Isgaarsiinta.

Oct 28, 2013
Markii Maalintii Shaley ay Dowladda Federaalka Albaabada u laabtey Idaacadii Shabeelle ayaa Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Gaarsiinta iyo Gaadiidka Cabdulaahi Ciil Mooge Xirsi waxaa uu soo saarey wareegto uu ku Amrayo in Qaybha Warbaahinta kala duwan , isgaariisnta , Internet-yada IYO Goobaha wax lagu Daabaco in ay iska soo diwaan geliyaan Wasaaradda Warfaafinta iyo Boostada iyo Isgaarsiinta... 

Warsaxaafadeed: Golaha Wasiirada oo ka dooday kordhinta Miisaaniyadda 2014-ka, ansixiyayna heshiis dhex maray Wasaaradda howlaha guud iyo shirkad Turki ah.

Oct 28, 2013
Muqdisho, —-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan aan caadi ahayn ku yeesheen xaruntooda Muqdisho waxaa looga dooday kordhinta Miisaaniyadda sanadaka 2014-ka, heshiis dhowaan dhex maray wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka badda iyo Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Al Bayrak taasoo la wareegi doonta maamulka iyo horumarinta howlaha dakadda... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...