Home » Archive Maalinta October 27th, 2013

Dardaarankii Shariif C/nuur

Oct 27, 2013
Kolkii lagu yiri: Sheekh noo dardaaran wuxuu yiri: Ilaahay wuxuu ina siiyey diintii ugu fiicnayd, wuxuuna inoo soo diray rasuulkii ugu fadliga badnaa ee qabsada diintaas. Wuxuu yiri: diintu waa kitaabka (Qur’aan), sunnaha (axaadiis) iyo Ijmaaca ( masalada culumadu isku raacaan). Wuxuu yiri: dagaalka muslimiinta u dhexeeya ha la iska ilaaliyo. Wuxuu yiri: Sh. C/naasir ma garanaysaan?. Waxaan ku... 

Baarlamaanku Booto Badanaa!!

Oct 27, 2013
Baarlamaanka Soomaaliya waxaa lagu soo xulay 4.5, waxa uu ka kooban yahay 275 Xildhibaan, oo masuul ka ah 10 Milyan oo Soomaali ah, Halkii Xildhibaan waxa uu masuul ka yahay (36,363 qof), wuxuu magacooda ku qaataa Mushaar iyo Gunno,wuxuu xilka iyo Darajada ku helay Magacooda,nasiib xumo xildhibaan Bulshada soo dhex galo oo la nool lama hayo, Xildhibaan dadka Xoolo siiya ama Dhaqaaleeya waa yar-yahay,... 

Madaxweynaha oo soo dhoweeyey booqashada taariikhiga ah ee QM oo cadeyneysa taageeradooda Soomaaliya, iyagoo xafiis cusub ka furanaya Soomaaliya.

Oct 27, 2013
Mogadishu – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Jan Eliasson, oo ah ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, isagoo ku ammaanay booqashadan taariikhiga ah iyo furitaanka xafiiska cusub ee Qaramada Midoobey ay ka furaneyso Soomaaliya. Madaxweynaha iyo Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa si wadajir... 

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha oo qaabilay kuxigeenka xoghayaha guud, kormeerna ku sameeyey xafiiska Q/midoobay

Oct 27, 2013
Muqdisho– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka xoghayaha guud ee Q/midoobay Jan Eliasson, waxayna ka wada hadleen xiriirka Soomaaliya iyo Q/midoobay, gaar ahaana taageerada shacabka Soomaaliyeed ay u fidiso Q/midoobay. Kulankan ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay xubnaha golaha Wasiirada iyo wakiilka... 

Soomaali Dhimasho iyo Dhaawac loogu geystey Minneapolis

Oct 27, 2013
Cabdi Casiis yuusuf Jaamac ayaa Geeryooday halka Wiil aan magaciisa la helina uu si xun ugu dhaawacmay rasaas ay ku Rideen Kooxo Dableey Mashaqadan ayaa ka dhacday Minnesota ee Carriga Maraykanka ka gadaal markii Kooxdaasi ay weerar ku soo qaadeen goob ay ku sugnaayeen Dhallinyaradaas Somali Maraykanka ah. Axmed Yuusuf Jaamac oo ah mid la dhashay Marxuumka oo waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta ayaa... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...