Home » Archive Maalinta October 25th, 2013

Warsaxaafadeed: Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Miisaaniyadda 2014, dib u howlgelinta Boostada Soomaaliya iyo Burcad-badeeda

Oct 25, 2013
Muqdisho, October 24, 2013—–Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin Miisaaniyadda dawladda ee 2014, dib u howlgelinta Boostadii dalka Soomaaliya iyo weliba hoos... 

Aabbaha Dhalay Wariye Tima-Cadde oo Xukuumadda Federalka Soomaaliya ka Codsaday Gargaar Wiilkiisa Dibadda Loogu Qaado.

Oct 25, 2013
Maxamuud Cali Faarax oo ah Aabbaha Dhalay Wariye Maxamed Maxamuud Tima-Cadde oo ka hadlay xaaladda caafimaad ee Wiilkiisu ku sugan yahay ayaa baaq u diray Hay’adaha Warfaafinta, Xukuumadda iyo Cid kasta oo gacan ka gaysan karta Sidii Wariyahaas Gar gaar deg deg ah oo Dibad u qaadis ah loogu samayn lahaa. Aabbaha oo hadalkiisa sii wata ayaa u Mahad Celiyay dhamaanba Qaybihii kla duwanaa ee Bulshada... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...