Home » Archive Maalinta October 22nd, 2013

WAAYIHII DALKAYGA – 1

Oct 22, 2013
Markii aan garaadsaday waxaan indhaha ku kala furay Dalkayga Somaaliya oo Nabada oo Dawladi ka jirto..Waxaan Subixii Aroorta Hore u kalixi jirey Iskuulka Degmada aan ku dhashay..oo Caasimadda Muqdisho u jirta 2000 km…hayeeshee ma aanan dareen sanayn baahi deg dega oo aan u qabo Caasimadda markaas..waxaan degmadayda ku haystey Iskuul aan Subaxdii tago..dugsiga qur,aanka oo galabtii aan aado..cisbitaal... 
Halkudheg: ,

Xukuumadda Federalka Somaliya iyo Maamulka Jubba oo ka Heshiiyay Murankii ka Taagnaa Shirka Dib u Heshiisiinta Gobolada Jubbooyinka

Oct 22, 2013
Iyadoo dhawaan Magaalada Kismaayo ee GobolkaJjubada Hoose ay gaareen wafddi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa wararka halkaa ka imaanya waxa ay sheegayaan in labada dhinac ay ka heshiiyeen Khilaafkii ka taagnaa qabashada Shirkii dib u heshiisiinta Dadka dega Gobolada Jubbooyinka. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdikariin Guuleed... 

Hayado HARO oo Magaalooyinka Muqdisho ,Baydhabo iyo Gaalkacayo ku soo Gabagabeysey Barnaamijki Xoolo Qalka ee ku Aadnaa Ciiddul Adhxaa.

Oct 22, 2013
Iyadoo hayadda Humanitarian African Relief Organization oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan HARO looga bartey in marka la gaaro Bisha Carafo ay qaybiso Hilibo Xoolo ka duwan ah ayaa Sannadka markii la gaarey Ciidul Adhxaa waxay Magaalooyinka Muqdisho ee Gobolka Banaadir , Gaalkacayo Gobolka Mudug iyo Baydhabo Gobolka Bay waxay ka qaybisey Xoolo isugu jira Ari iyo Lo’. Haddii aan soo qaadano Magaaladda... 

Libintii Kacaankii 21-kii Oktoobar lugooyaa ka Dambeysay!!

Oct 22, 2013
Oktoobar waa tee waa tuma…Oktoobartaan sara kacnoo na saacidaay…goormee lugooyadii na deysay 21-kii Oktoobar…Oktoobareey adaa lahaa iyo ereyo kale oo isugu jira suugaan iyo halku dhigyo cul culus ayaa maanta oo kale ku soo dhici jiray dhegaha ummadda Soomaaliyeed, kuwaasi oo qeyb ka ahaa weyneynta hab maamuuskii loo sameyn jiray hadba sanadguuradii la joogo ee Kacaankii 21-kii Oktoobar... 

Kacaankii Oktoobar: Taariikh Mahadho ah

Oct 22, 2013
( F a a l o ) Maanta Waxa ay ku Beegan Afartan iyo Saddex Guuradii ka soo wareegatay Markii Kacaankii ay Hoggaaminayeen Ciidamada Qalabka Sida uu Dalku ka Hana Qaaday kaacaankaas oo Macno badan lahaa isla markaana Maraaxiil kala duwan Dalka Soomaaliya la Jibaaxay. In kastoo Kacaankaasi uu lahaa Dhaliilo iyo ammaan haddana Soomaalida Ammaanta kacaankaasi waxaa kala Cuslaa Dhaliisha uu lahaa oo markii... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...