Home » Archive Maalinta October 19th, 2013

Samawade Sedkiisii Ma Helay (2-2)

Oct 19, 2013
Cadaaladda Ilaahay iyo Cajaa ibteeda Adduunyadu waa wareegeysaa.. Ayaamuhuna waa soconayaan.. Wax walbaana meeshooda ma taagnaanayaan.. Samawade waa hana qaaday, Adduunyada haduu marayna waa Shaqaystay, meelna waa kasoo baxay.. Muddo ka dib ayuu dalkii uu ku barbaaray kusoo noqday.. Maamadii min weyn ahayd, waa tabar yaraysay, bukaan ayey noqotay, xanuun daran ayaa qabtay, wiilasheedu qaar baadiyi... 
Halkudheg: ,

Qarax ka dhacay Beledweyne oo ay ku dhinteen 10 qof

Oct 19, 2013
Saaka abaara 11:00 barqinnimo ayaa qarax ka dhacay goob maqaaxi ah ee magaalada Beledweyne ayaa ku geeriyooday in ka badan 10 qof. Warsaxaafadeedyadii ay DFS ka soo saartay qaraxa hoos ka akhri Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo cambaareeyey Qaraxii bahalnimo ee ka dhacay magaalada Beledweyne Muqdisho, October 19, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...