Home » Archive Maalinta October 11th, 2013

Soomalidu ma isxukumi kartaa? Mase laxukimi karaa?

Oct 11, 2013
Qore: Axmed shiil Muxumed ahmedshil@yahoo.com Borlänge, Sweden Bismillaahi,  wassalaatu wassalaammu calaa rasuulilaahi Waxaa dhawaanahan bogagga internetka kusoo baxayey qoraal lagasoo xigtay xarumaha kaydka dukumintiyada ee Boqortooyada Ingiriiska, qoraalkaas oo uu Gumaysigii Ingiriisku ku falanqaynay 1960 kii soomaalidii markaa gobonimodoonka ahayd siduu ula dhaqmi lahaa. Sida kucad qoraalkaa Ciidanka... 

Shirkadda Vavori oo Garoonka Muqdisho kala wareegtey shirkadda SKA

Oct 11, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFS ayaa tsheegay in shirkadda Vavori ay si rasmi ah ay ula wareegtay maamulka iyo socodsiinta howlaha garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, taasoo kala wareegtay shirkadda SKA oo horay u maamuli jirtay.” Warsaxaafadedka oo dhamaystiran waxa uu u qornaa sidan: Warsaxaafadeed: Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay qodobo kala duwan Muqdisho, October 10, 2013—-Golaha... 

Dawladda Soomaaliya oo soo Dhaweysey Weerarkii uu Mareykanka uu ku qaadey Magaaladda Baraawe

Oct 11, 2013
Iyadoo Kulan xasaasi ah ay Xarunta barlamaanka ku yeesheen Guddiga Ammaanka Barlamaanka iyo Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa kulankaas kaddib waxaa Warbaahinta la hadlay Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdixakiim Xaaji Maxamuud Fiqi.Wasiirka oo Waraysi gaar ah siiyay Saxaafadda isla markaana ka warbixiyay Kulankii ay la yeesheen Guddiga Ammaanka ayaa sheegay in ay isla soo... 

Xasan Shiikh iyo Saacid: Laba isma Qabaneysee kala Daaya!!

Oct 11, 2013
Mayeysan Xishoon Madaxda Dowladda ee Federaalka sida Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha, marka aan sidaa leeyahay dad badan ayaa ila yaabaya Sababtoo ah waxaa ka daadegin Dulucda Ujeedada Sheekadeyda Bishii Agoosto Madaxda Dowaldda iyo Xukuumadda waxay ku dhawaaqeen Mashruuc loogu Magacdarey Aadda Dugsiyadda (GO TO SCHOOL) oo SaddexdaSanno ee soo socota oo ay ku egtahay Jiritaanka Dowladda hadda... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...