Home » Archive Maalinta October 10th, 2013
Tarbiyada caruurta muxaadaro cajiib ah oo dad badan badashay
Tarbiyada caruurta muxaadaro cajiib ah oo dad badan badashay
Read More →
Xeerarka Xadaaradda | Qore: Xiddig
Qore: Abdirahman Maxamed (Xiddig)
Xiddig@gmail.com
Haddii aynu fiirino oo aynu ka fakarno dadka ku nool Caalamka aynu ku dhex-noolnahay, waxaynu arkaynaa dadku in ay u qaybsanyihiin dad hormaray oo isku filnaasho nolosha ah xag walba ka gaarey iyo kuwo sabool ah oo calooshoodu dhulka ku dhegentahay, iyaga oo markaas u cawda dadka kale ee dunida kula nool si loo caawiyo. Su’aasha da’da weyn...
Aqoon Isweydaarsi ay si Wadajir u soo Qaban qaabiyeen Machadka Heritage iyo Internews in Somaliia oo looga Doodey Sharciigga Saxaafadda.
Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Hindise Sharciyeedka Saxaafadda oo Dhawaan ay Ansaxiyeen Golaha Wasiirada , waxaana Doodaan soo qaban qaabiyey Machadka Cilmi Baarista (The Heritage institute For Policy Studies) iyo Hayadda Internews in Soomaaliya waxaana ka qaybgaley Masuuliyiin ka soctey Dowladda Federaalka , Maamuladda Dalka ka jira Qaybaha kala...
Magacdoorsiin
Hanaanka ay ku dhaqmeyso dowlada dalka wuxuu noqon karaa mid demoqaraadiya, hantiwadaaga, Islaamiya, federaala, qabiiliya, boqortooyo ah, ama shuuciyada. Magaca ay ku shaqeyneyso dowladu waa mid uu ku iman karo isbedel haddii dalka uu leeyahay xisbiyo siyaasadeed oo kala mabda’ duwan. Waxaan marna isbedelin waa magaca dalka oo loogu yeerayo madaxweynaheeda, inkastoo ay dhici karto qaran dumey...