Home » Archive Maalinta July 28th, 2013

Siyaasiga Jaamac Maxamed Qaalib oo Iska Fogeeyay Eedeymo ay u soo Jeediyeen Guddiga Daba Galka Cuna Qabataynta Hubka Somaliya iyo Eritireeya

Jul 28, 2013
Taliyihii Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Xiligii Xukuumaddii Dhexe ee Milateriga ahayd ayaa markii u horeeyay wuxuu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo la xirira Xaalada Soomaaliya mar uu la hadlayey Idaacadda Afka Soomaaliga ee BBC-da Qaalib ayaa ugu horeynba ka hadlay Eedeyntii Guddiga Qaramada Midoobay u xil saaran daba galka arrimaha Hubka Dawladaha Somaliya ee Eritireeya ay ku eedeeyeen inuu Ajente... 

Hayadda HARO oo Degmada Wadajir ka Qaybisey Deeq ay soo Dhiibeen Walaalaha Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika

Jul 28, 2013
Hayadda Humanitarian Afrikan Relief Organization (HARO) oo inta badan Gacansiisa Dadka tabaaleysan ayaa waxaa Horaantii Bisha Ramadaan Ka bilowdey qaar ka mid ah Gobolada Soomaaliya Mashruuc ay ugu Magacdartey Afurinta Dadka Masaakiinta ah ee aan heli Karin wax ay ku afuraan , wuxuuna ahaa Mashuuraacan mid ay horey ay Hayadda u sameyn jirtey marka la gaaro Bisha Ramadaan.  Read More →

DHAQ-DHAQAAQA ISBEDDEL-DOONKA DAL-UDUG

Jul 28, 2013
DHAMBAALKII 1-aad Sida uu u bukoodo qofka aadamiga ah ayaa bulshaduna ay u bukootaa. Qofka xanuunsan wuxuu doontaa daawo uu ku caafimaado, isaga oo ka beeg qaadanaya hadba inta uu taakta cudurku yahay. Haddii kale wuxuu og-yahay in xanuunku uu ku sii kordhayo, dabadeed ama uu u dhimanayo ama uu howl-gab u noqonayo. Waxaa sidaas lamid ah bulshada xanuunsan oo haddii ayan caafimaad doonan loo yaabaa... 

Golaha Wasiirada oo meel mariyay Miisaaniyad gaar ah oo loogu talogalay Mushaaraadka Ciidanka

Jul 28, 2013
iyo Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Xaruntii shaqaalaha Turkida ee la qarxiyay, una tacsiyadeeyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka booqday xaruntii shalay kooxaha nabadiidku ay la beegsadeen qaraxa taasoo ay deganaayeen shaqaale u dhashay dalka Turkiga oo howlo samafal caafimaad ugu fidin jiray shacabka Soomaaliyeed.  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...