Home » Archive Maalinta July 26th, 2013

Golaha Wasiirada oo Meel Mariyey Heshiis Dhexmaray Wasaaradda Kheyraadka DFS iyo Shirkad lagu magacaabo FishGuard

Jul 26, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay golaha xumuumadda DFS ayaa tibaaxay in “Golaha Wasiirada ay meel mariyeen heshiis adeeg oo dhex maray Wasaaradda Kheyraadka ee xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo shirkad lagu magacaabo FishGurad [sic] oo fadhigeedu yahay magaalada London ee dalka Ingiriiska, waxaana heshiiskan uu sahli doonaa in horumarinta kalluumeysiga dalka iyo kheyraadka kale ee dalka. Waxayna... 

Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee Baarlamaanka oo Walaac ka Muujiyay Xaaladda Amniga ee Magaalada Muqdisho.

Jul 26, 2013
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow Guddoomiye ku Xigeenka Guddiga Amniga ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee magaalada Muqdisho oo maalmahaan si aad ah uga dareysey Xildhibaan Jeesoow ayaa sheegay in Xukuumaddu ay ku fashilantay isla markaana ay wax ka qaban weyday falalka Qaraxyo oo muddooyinkii dambe ku soo badanayay qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...