Home » Faallo »

Reer Denmark oo diraya tacsi: Xaaji Jamac Maxamed Xasan  (Jaamac dheer) oo Geeriyoodey

انا لله وانا اليه راجعون
كل نفس ذائقة الموت
jaamacWaxaanu halkan tacsi uga diraynaa anagoo ah jaaliyada Denmark gaar ahaan magaalada Randers ehelkii iyo qaraabadii iyo saaxiibadii uu ka geeriyoodey Alla hawnaxariiistee Xaaji Jamac Maxamed Xasan  (Jaamac dheer) oo galabta ku geeriyoodey magaalada gaalkacayo oo uu bilahan jirey. Marxuumka oo katirsanaa odayaashayada reer denmark waxaan illaahay uga baryeynaa inuu qabrigiisa u waasiciyo kitaabkiisana ilaahay midigta ka siiyo ehelkii iyo anagaba illaahay samir iyo iimaan hanaga siiyo dhamaantaya gaar ahaan ilma jaamac dheere iyo hooyadoodba.

Tacsida waxaa diraya

1.Oday Baashi Xasan (Randers)
2.DR.Sharmaarke Maxamuud (Randers)
3.Faarax maxamuud (Ayaanle)(Randers)
4.Cali daahir Ugaas (Randers)
5.Skeekh Cabdiraxmaan (Randers)
6.Cabdullaahi Calmi (Randers)
7.Cabdullaahi Maxamuud (Randers)
8.Cabdirshiid Geesood (Randers)
9.Asad shiriif (Randers)
10.Sheekh Cabdinaciim (Randeres)
11.Cilmi Abtidoon (Randers)
12. Cali Cismaan (Randers)

Waxaa lagalasoo xiriiri karaa E.mailkan
farax12@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.