Home » Archive Maalinta July 9th, 2013

Madaxweynaha Soomaaliya oo casho sharaf la qaatay Madaxweynaha Koofurta Suudaan iyo Madax Kale

Jul 9, 2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa caawa casho sharaf uu sameeyey Madaxweeynaha dalka Koofurta Suudaan ka qeybgalay. Xafladdan casho sharafta ayaa lagu qabtay xarunta madaxtooyada ee dalka Koofurta Suudaan, waxaana ka soo qeybgalay Madaxweynaha Bostwana, Madaxweyne ku xigeenka, guddoomiyaha baarlamaanka iyo guddoomiyaha... 

Bahda Ciyaaraha iyo jaaliyadda Atlanta oo xusey maalmaha Xoriyadda + sawiro

Jul 9, 2013
Waxaa xaflad si aad iyo aad ah loo soo agaasimay lagu qabtay Cariga Mareykanka gaar ahaan Magaaladda Atlanta oo ay ka soo qeyb galeen Guudiga Jaaliyadda Atlanta,Guddiga Isboortiga, Haweenka iyo dhamaan dadka ku dhaqan Magaaladda Atlanta taa oo lagu xusaayey 53Guuradii ka soo wareegatay maalinta 1da Luulyo oo ah Midnimadii Goboladda Waqooyi iyo kan Koonfureed iyo maalinta ay Xornimadda qaadatay goboladda... 

Qalab lagu Keydin Karo Raashinka Bisil isagoo Kulul oo lagu soo Bandhigey Jaamacadda Jobkey

Jul 9, 2013
Qalabkaan oo lagu Magacaabo Wonder-Bag oo marka Af-Soomaali laga dhigo noqonaya Boorsadii la yaabka lahayd waxaan maanta lagu soo Bandhigey Jaamacada Jobkey ee Magaalada Muqdisho , waxaana ka qayb galey Qaybaha kala duwan ee Bulshada , Hay’adaha Samafalka , Masuuliyiinta Jaamacada Jobkey Haween iyo Marti Sharaf kale . Waxaa ugu Horeyntii halkaa ka Hadley Shiikh Cabdiraxmaan Raggow oo ah Madaxa Mashruucaan... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...