Home » Archive Bisha May, 2013

Badda Soomaaliya Beec ma aha (Somalia is NOT for Sale): Xildhibaan Dalxa

May 8, 2013
Inj. Idiris: Badda Soomaaliya oo masaafo ahaan u dhaxaysa Muqdisho iyo Garbahaaray ayaa lagu soo koobayaa in ka sokaysa Muqdisho iyo Afgooye – Qamar Haashim “Waxaa dhac lagu hayaa badda Soomaaliya iyo Khayraadkeeda, waana arrin muddo la soo diyaarinayey oo xitaa lagu diyaariyey xafiisyada Turkiga – Tan kale Ingriiska iyo Turkiga xiriir dheer ayaa ka dhaxaysa kaas ku salaysan dagaalkii... 

WAA SU’AAL DA’WEYNE: DALKA YAA ISKA LEH? QEYBTII 2AAD

May 8, 2013
Waxaa nasiib daro ah in Xadka Badda Soomaaliya oo 1972 lagu qeexay QAANUUNKA LAB. 37 oo ay gacanta ku hayso JQM laga daadhiciyo MADAXDA DAWLADDA ugu sareysa sida MADAXWEYNAHA iyo RA”IISUL BAARLAMAANKA in baddaya 12 MILES lagu Xadeeyo. “Ruqo Ninkii lahaa dabada hayo ma kacdo”.  Read More →

Madaxweynaha Soomaaliya oo furay shirka London sheegayna in Somaliya ay diyaar tahay

May 7, 2013
Madaxweynahu waxuu yiri “ Waxaa laga yaabaa in dadku is weydiiyo maxaa Soomaaliya waqtigan loo saacidayaa? Wallow ay jiraan horumar baaxad leh, haddana weli waxaa taagan caqabado fara badan oo u baahan in laga saacido shacabka Soomaaliyeed.” Madaxweynaha oo tusaale u soo qaaday geed yar oo uu ku tallaalay Madaxtooyada maalintii dhirta Soomaaliya 17kii April ayaa sheegay “In geedkaas yar uu u... 

Warar Dheeraad ah oo ku saabsan Qarax Ismiidaaminta ahaa oo la Doonayey in lagu Dilo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka

May 5, 2013
Xarakadda Al-Shabaab oo sheegatey Masuuliyada Qaraxaasi – Barqanimadii Axadda ayaa Gaari Walxaha Qarxa laga soo buuxiyay waxaa lala Eegtay Gaari siday Wafddi Turki ah oo Kulan la soo qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dawladda Federaalka Soomaaliya.Wararka ayaa sheegaya in Wafdiga markii uu ku soo laabtay Kulankii ay la yeesheey ayaa Gaari sida la sheegay Kaarib ahaa lala beegsaday gaarigii... 

Shirweyne lagaga hadlayey dacwada gobolka Mudug oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Xarfo

May 5, 2013
Waxaa maalintii jimcaha ee 3/5/2013 lagu soo gabagabeeyey magaalada Xarfo shirweyne muddo labo beri ah uga socday culumada iyo ducaadda gobolka Mudug oo ay soo qabanqaabisay Mu’assasada Al-minhaaj ee dacwada iyo horumarinta. Shirkaan oo ay ka soo qaybgaleen ilaa 24 daaci oo ka kala socday magaalooyinka gobolka waxaa looga gollahaa in ducaadda gobolku yeeshaan iskaashi dacwadeed oo buuxa, lana xoojiyo... 

Xarunta Macluumaadka ka Hor-tagga Burcad Badeedda Soomaaliyeed (SAPIC) oo laga Furey Magaalada Muqdisho

May 5, 2013
Xarunta macluumaadka ka hor-tagga burcad badeedda Soomaaliyeed ayaa maanta kulan lagu soo bandhigay daraasad ay sameysay xaruntu oo ay ka qeyb galeen qeybaha bulshada, culimo Soomaaliyeed, xildhibaano ka tirsan Baaralamaanka Federaalka, wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta iyo isgaarsiinta iyo wakiilo caalami ah ku qabatay hoteelka Jaziira Palace ee magaalada Muqdisho.  Read More →

Admiral Faarax Qare “Soomaaliya Waxay ku Waayeysaa 97% xuquuqdeeda Badda ay haysato hadda, Haddii la tirtiro Law no. 37”

May 4, 2013
“… 12-mayl haddii aanaan diidi lahayn waxay noqon lahayd in riigagga batroolka laga qodo Xamar dushiisa meel aad arkeysid haddii aad xeebta istaagtid. Kalluunkii in laga dabto ayey noqon lahayd, qashinka in lagu shubo ayey noqon lahayd, Arrintaasi mid la qaadan karo ma ahayn….” “arrrintaas waa ka gariirnay, waxay noqotay ugu dambayntii in naloo soo jeediyo cudurdaar... 
Halkudheg:

Muqdisha oo Laga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Madaxbanaanida Saxaafadda.

May 4, 2013
Munaasibad lagu xusayay Maalinta Madaxbanaadida Saxaafadda Caalamiga ee 3-da May ayaa ka dhacday Hotelka Jazeera ee Magaalada Muqdisho. Munaasibaddan oo ay iska Kaashadeen Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ iyo ARTICLE-19 waxaana ka soo qayb galyn Siyaasiin, Guddiga Baarlamaanka u Qaabilsan Warfaafinta iyo Qaybaha Warbaahinta ka hawl gasha Magaalada Muqdisho. Furitaankii Munaasibadda... 

Isbitaal Casri ah oo loogu Magacaabo Al-Birri oo laga Furey Duleedka Magaalada Muqdisho.

May 4, 2013
Munaasabad si heer sare ah loo soo Agaasimey islmarkaana lagu furayey Isbitaal Casri oo lagu Magacaabo Isbitaalka Guud ee Al-Birri oo ku yaala Duleedka Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Agagaarka KM 13 ayaa waxaa Furitaankaasi ka Qaybgaley Madaxda Isbitaaladda Gaarka loo leeyahay iyo kuwa Guud, Culimaudiin , Nabadoono, Dhaqaatiir , Dibolomaasiyiin, Madaxda Jaamacadaha lagu barto Caafimaadka iyo Madax... 

Madaxweynaha Dawladda Federaalka oo Ku Andacoodey in Dhul-badeedka Soomaaliya yahay 12 mayl, isagoo iska indha-saabaya Xeerkii Badda Soomaaliya

May 2, 2013
Madaxweynaha Dawladda Federaalka (DFS) oo Kooxda Contact Group u sheegay in Dhul-badeedka Soomaaliya yahay 12 mayl – Madaxda DFS oo u muuqda in ay si diktatooriyad amar-ku-taaglayn ah isugu deyayaan in dib loo qoro taariikhda Dhul-badeedka Soomaaliya, oo la suuliyo xeerkii badda Soomaaliya Law No. 37 ee dhigayey Somalia Terrtorial Waters in uu yahay 200 mayl-badeed, laguna soo koobo 12 mayl... 
Halkudheg:

Taariikhda Xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya

May 1, 2013
Xoghayaha guud ee QM Ban Ki-moon ayaa wakiilka Qarammada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya u magaacaabay Nicholas Kay oo u dhashay dalka Britain, waxana uu bedelayaa Mahiga oo xilkiisu ku egyahay June 3, 2013.  Read More →

Muqdisho iyo Xayiraad Danyartii u Dhameysey !!

May 1, 2013
Muqdisho oo aan dhihi karo waxaa ku Nool ilaa Saddex Milyan oo qof ayaa waxay ku soo Waabariisatey wax lagu Tilmaami karo Bandow , waxaana istaagey Isku Socodkii Gaadiidka oo ah kan ugu Muhiimsan Xiligaans marka la fiiriyo dhinaca Nolosha iyo isku Socdka Dadka , waxaa Waddo kasta la soo dhoobey Ciidamoo aad u fara badan iyo Tikniko kuwaas oo Gaadiidka Xanibaad ku soo rogey iyadoo dadka loo ogol yahay... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...