Home » Archive Maalinta May 28th, 2013

Yaxye Sh. Caamir “Haddii Badda Soomaaliya lagu soo Xad Gudbo waxaa Dhab ah in Badda Buluuga ah isku Bedeli Doonto Bad Gaduudan oo wada Dhiig ah”

May 28, 2013
DHAGAYSO: “Haddii baddeena muran ay gasho, xitaa shanta dawladood ee waaweyn hadday isku raacaan, baddaas yar ee buluugga ah waxay noqonaysaa gaduud .. Wax kasta annagu aan isku hayno, marna ma ogolaan doono in la qaato baddeena, haddii cid isku daydo in ay qaadato taako ka mid ah, baddu dhiig dartiis ayey la gaduudanaysaa…”  Read More →

Shirkadda Muqdisho Taxi Company oo laga Hirgeliyey Magaalada Muqdisho

May 28, 2013
Munaasibad si heer sare ah loo soo Agaasimay isla markaana lagu soo ban dhigay Tagaasi Cusub oo ay leedahay Shirkad Cusub oo la magac baxday Mogadisho Taxi Company ayaa ka dhacday Magaalada Muqdisho.Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen Ganacsato Shirkado iyo Marti Sharaf kale oo halkaa lagu Casuumay ayaa waxaa Khudbado ka soo jeediyay Xubnihii ka soo qayb galay Munaasibaddaas. Ugu horeynba  Read More →

Maamulka shirkaadda Golis oo kulan ku yeeshay Bosaaso

May 28, 2013
Maamulayaasha xafiisyada shirkadda Golis ee gobolada iyo maamulka xarunta dhexe (HQ) ayaa kulan wada-tashi iyo is waraysi ah ku yeeshay magaalada Bosaaaso. kulaankaas oo looga arinsanayey kor-u-qaadidda shaqada iyo maamul wanaaga, kulankaas oo socday muddo labo maalmood ah waxaa lagu qabtey hoolka shirarka ee xarunta Bosaso. Kulankaas ayaa waxaa goob-joog ka ahaa maareeyaha, ku xigeenka maareeyaha,... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...