Home » Archive Maalinta April 11th, 2013

Dowlada Federaalka oo Faahfaahin ka bixisey Maamulada loo sameynayo Gobolada Dalka

Apr 11, 2013
iyo Warar Goos Goos ah oo ku saabsan Soomaaliya – iyo Wakiilka Xarakada Alshabaab ee Gobolada Bay iyo Bakool oo u Digey Odeyaashii ka qayb qaatey Ansaxinta Dastuurka  Read More →

Dalladda SOSCENSA oo Qabatey Kulan la Tashi ah oo ku aadan Shirwaynaha la Filayo in lagu qabto Magaalada London

Apr 11, 2013
Waxaa Hotelka Plaza ee Magaalada Muqdisgho lagu qabtey Kulan la tashi ah kaasoo ay soo qaban qaabisey Dalladda SOSCENSA waxaana looga doodayey Shirka la filayo in lagu qabto Magaalada London ee Cariga Ingiriiska , wuxuuna kulankaan uu socdey Muddo laba maalmood ,Waxaana Aakhiritaankii ka soo baxay Baaq ka kooban Dhowr Qodob waxayna kala hayeen Sidtan:  Read More →

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo si weyn u Dhleeceeyey Maamulka ay Dowlada u sameysey Gobolada Hiiraan

Apr 11, 2013
iyo Qarax ka Dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose – Wararka naga soo gaaraya Degmada Af Gooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay Suuqa lagu Iibiyo Lo’da oo ku yaala Bartamaha Magaaladaasi.  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...