Home » Archive Maalinta March 27th, 2013

Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa oo si weyn loogu soo dhoweeyey Kismaayo, lana kulmay maamulka magaalada

Mar 27, 2013
Kulankan oo soconayay muddo saacad ah ayaa lagu lafa guray sidii loo dardargelin lahaa sugidda amniga ee magaalada, iyo hagaajinta maamulka, waxayna labada dhinac is dhaafsadeen fikrado muhiim ah. Kismaayo, March 26,2013——-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo...