Home » Faallo »

Tacsi: Cabdullaahi Maxamuud Faarax (Cabdullaahi Nagnagle) oo ku geeriyoodey Jarmalka

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ‏

Inaa lilaahi wax inaa ileyhi Raajucuun.

tacsiWaxaa xalay oo taariikhdu ahayd 27.02.2013 ku geeriyooday wadanka Jarmalka Cabdullaahi Maxamuud Faarax (Cabdullaahi Nagnagle)Ilaahay waxaan u weydiinayaa Marxuumka inuu dembigiisa Dhaafo Qabrigana illaahay u nuuriyo Kitaabkiisan Illaahay Midigta ka siiyo Ehelkii iyo qaraabadii uu kategeyna samir iyo iimaan Illaahay kasiiyo Inagana illaahay gadaashiis inama Fitneeyo.

DADKA TACSIDA DIRAYA

1. Faarax maxamuud saalax (Denmark)
2. Amiin Maxmuud Isticmaar
3. Yssaiin Osman
4. Moha Khaliif
5. Ikm haji Hussein
6. Mahamad Osman
7. Ilwaad Qurux
8. Ayaan Jama
9. Hassan Ali
iyo Aniga faarax maxamuud saalax oo (burucbaxaya)
Dadkaas aan kor kusoo qoray dhamaan waxay tacsida kusoo direen xaga Facebooka: https://www.facebook.com/burucbaxaya

WABILAAHI TOWFIIQ
Kala xiriir
Faarax maxamuud saalax
burucbaxaya@hotmail.com
Denmark

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.