Home » Archive Maalinta February 16th, 2013

Bayaankii Jamaacada Ictisaam ee Dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax

Feb 16, 2013
Intaa ka dib, waxay Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wassunnah eheladii sheekha, asxaabtiisii, iyo guud ahaan umadda soomaaliyeed iyo umadda muslimka oo dhan uga tacsiyeyneysaa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Alle ha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Naarax, oo shalay oo Jimce ahayd 5-04-1434H / 15-02-2013 isaga oo ku jira salaadddii casar lagu dilay masjidka Beder oo ku yaal magaalada Garoowe. Sheekh... 
Halkudheg:

Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Ku-simihiisa (Guddoomiyaha Baarlamaanka) Oo Dastuurka Jebiyay

Feb 16, 2013
Qore: Maxamed Xaaji Caddow – Intii u dhaxaysay 26 Janaayo ilaa 8dii Febraayo 2013 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu ku maqnaa socdaal dalka dibaddiisa ah. Sida uu qabo Qodobka 94aad (1) ee Dastuurka Ku-meel Gaarka ah, ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, wuxuu sababta maqanaanshaha... 

Shiikh Bashiir Axmed Salaad oo Dilka Shiikh Cabdulqaadir Gacameey ku Macneeyay mid Lagu Doonayo in Dadka Lagu Indha Tiro.

Feb 16, 2013
Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyyed Shiikh Bashiir Axmed salaad ayaa ka hadlay Dilkii maalinimadii Shalay magaalada garoowe lagu Dilay Shiikh Cabdulqaadir Nuur faarax . Guddoomiyaha ayaa sheegay in dilkaasu yahay mid looga dan leeyahay sidii loola dagaalami lahaa dadka wax galka ah oo ay ka mid yihiin Culumada, Aqoonyahanka iyo Dadka wax galka Bulshada u ah. Shiikh Bashiir oo hadalkiisa... 
Halkudheg:

Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo Lagu Diley Garoowe

Feb 16, 2013
Inaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun… Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax ayaa galabnimadii Jimcada Ferbaayo 15, 2013 lagu dilay gudaha Masaajid ku yaal bartamaha magaalada Garoowe. Sh. C/qaadir Nuur Faarax oo ahaa sheikh siweyn looga yaqaano Soomaaliya ayaa waxaa toogasho gacan ka xaqdarani ku dishey gudaha Masjidka Beder isagoo markaas tukanayey salaadii casar ee galab Jimce Wararka ugu horeeyey... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...