Home » Archive Maalinta February 15th, 2013

Xaflad Qalin Jebin Ardayda Dugsiga Quraanka ee Markazka Dar-ul-Hijra -Toronto

Feb 15, 2013
Waxaa maalinki Axadda ee Febraayo 10-keeda,2013 lagu qabtay xarunta weyn ee Markazka Dar-ul-Hijra –Totonto, Canada xaflad taariikhi ah oo si wacan loo soo agaasimay oo loo qabtay ardaygi ugu horreeyay ee ku dhammeeyay Quraanka Markazka muddadi yareyd ee uu furnaa. Ardaygaas oo lagu magacaabo Adam Abdi Hodan waa Allah mahaddiise waxay ku qaadatay in uu ooga qalin jabiyo Dugsiga Quraanka ee xarunta... 

Xisbiga Tiir oo waydiiyay su,aal muhiim ah dhallinyarada Soomaaliyeed.

Feb 15, 2013
  Markahore waxaan u mahadcelineynaa dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee kuhoowlan sidii waxlooga badalilahaa xaaladda dalkeena iyo dadkeena murugsan muddadadheer. Dhallinyarooy dalkeenii iyo dadkeenii waxay marayaan xaalad kalaguur ah oo ubaahan in aan qeebteena kaqaadano silooga saaro dhibaatada dalkeena iyo dadkeena. Dhallinyarooy, sidaad wada ogtihiin horusocodka dalkeena waxaa ragaadiyay... 

Dhibaatooyinka caafimaad ee sigaarka (w/q: Dr. Axmed Xalaal)

Feb 15, 2013
Bismillaah, sanadkiiba 5 milyan oo qof ayaa u geeriyoota sigaar cabida, waa qiyaas ku dhisan daraasad ey sameysay WHO, ilaa 25 cudur oo waaweyn ayaa loo aaneeyaa sigaarka, sidoo kale jirrooyin kale oo fara badan ayuu sigaarku kaalin weyn ka qaataa sababidooda iyo uga daridooda, sidaa darteed waxa aan ka hadleyno waa cadaw weyn oo ilaahey ku saliday insaanka, mudanne in aan wax badan ka ogaano. Hadaba... 

Bal Ila Fiiri,Intaadan ku Farxin Valantine’s Day.

Feb 15, 2013
  Mahad oo dhan Rabbi ayay u sugnaatey. Nabi Muxammedna naxariis iyo nabad gelyo dushiisa allaha yeelo. Intaa ka dib. Ibnu cammad al-asfahaani ayaa laga soo weriyay hadal macnihiisu yahay: “Qof ma jiro qoraal sameynayo maalin, illaa waxaa la dhihi doonaa maalinta ku xigta: sidaan in lagu bedelo ayaa wanaagsanaan lahayd, in waxaasi lagudaro ayaa ficnaan lahayd, kan in lasoo hormariyo ayaa haboonaan... 

Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ku Geeryooday Magaalada Muqdisho.

Feb 15, 2013
Gudoomiyihii Fulinta Ahlu Sunna oo loo qaadey Guriceel si halkaasi loogu Aaso Waxaa habeenkii Khamiista ahaa Gudaha Magaalada Muqdisho ku Geeryooday Marxuum Shiikh Nuur Cali Aadan oo ka Tirsanaa Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa u dhintay Jirro Caadi ah oo la sheegay in ay ku soo booday kaasoo markii Isbitaalka la geeyay halkaas ku Geeryooday. Xildhibaankan Geeryooday... 

Shirkadda FRUITSOME oo Heshiis Caalami ah la gashey Shirkadaha DOLE iyo DEL MONTE

Feb 15, 2013
Magaalada Berlin ee dalka Jarmalka lagu soo Gabagabeeyay Shirweyne Caalami ah oo looga hadlay Dhoofinta Mooska iyo Miraha kale kaasoo socdey 6-9 Bishaan waxaana arrimo ku saabsna Shirkaas iyo Heshiisyo ay soo gashey Shirkadda Fruitsome ayaa Xarunteeda Muqdisho Shir Jaraa’id ku qabtay Shirkadda Frutsome oo iyadu shirkaas ka qayb gashay. Ugu horeynba waxaa Shirkaas ka hadlay Guddoomiyaha Shirkaddaasi... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...