Home » Archive Maalinta December 25th, 2012

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo sheegey in ay Meesha ka baxdey Isafgaranwaagii u Dhaxeeyey Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya

Dec 25, 2012
Cabdikariim Xuseen Guuleed, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaalaiya ayaa ka hadlay Xiriirka u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kiinya. Guuleed oo Warbaahinta qaarkeed la hadlay ayaa sheegay in Xiriirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya inuu yahay mid si aad ah u wanaagsan isla markaana aysan jirin xiligan wax is faham waa oo u dhaxeeya labada dhinac Wasiirka ayaa soo... 

Gen. Cadde Muuse Waa Wadani Ku Dayasho Mudan.

Dec 25, 2012
Nasiib uma yeelan in aan la kulmo intii uu hogaanka u hayay Puntland Maxamuud Muuse Gen.Cade ,hasa yeeshee maanta oo Sabti ah taariikhduna ay ku beegan tahay 22/12/2012 ayaan markii ugu horaysay aan la kulmay Maxamuud Muuse Xiri anniga oo ka mid ahaa Koox Saxafiyiin ah oo ugu tagay gurriga uu ka dagan yahay Bosaso,ka dib markii maanta uu soo gaaray magaalada Bosaso. Cade Muuse oo aan da’diisa... 
Halkudheg:

Garoowe oo lagu xir xirey Odoyaal, Islamarkaana lagu Diley Sarkaal ..

Dec 25, 2012
Ciidamada Ammaanka ee Maamulka Puntland ayaa Xabsiga dhigay illaa afar Odey oo ka mid ah Odoyaasha Dhaqanka ee Puntland. Nabaddoon Yaasiin Cabdisamad oo ka mid ah Nabadoonada Caanka ka ah Puntland ayaa Ciidamadu Xabsiga dhigeen iyadoo horenba ay u Xirnaayeen illaa afar Odey oo kale. Xiritaanka Nabadoonadan ayaa yimid ka gadaal markii Nabadoonkaas iyo Nabadoono kale Magaalada Garoowe ay u tageen shirar... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...