Home » Faallo »

Waxaan tacsi u diraynaa Ganacsade Xiireeey Qaasim Wehelie Ciise

Anigoo ku hadlaya magaca beesha Karanle , Jaaliyada . Aqoonyahanda culumaadiinka degan North America waxaa tacsi u direeynaa qoskii iyo eheladii uu ka geeriyooday alaha u naxariistee Xiireeey Qaasim Wehelie Ciise, Ganacsadihii Hormuudka u ahaa warshadleeyda soomaliyeed 40 sano ee la soo dhaafay , oo ku geeriyooday Gurigiisa magaalada , Mogadishu, Somalia , waxaan uga tacsiyeeynaa dhamaan caruurtiisa , ehelada iyo dhamaan saaxiibadiis . waxaan ilaa uga baryeeynaa inuu janadii fardowsa ahyd ka waraabiyo eheladii uu ka tagayne uu samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin

Dadka tacsida diraya waxay kala yihiin:

1. General Maxamed Saalax Xaaji Cabdi iyo Xaaskiisa
2. Dr. Xussen Maxamoud Siyaad ” Caato ” iyo Xaakiisa
3. Ahmed Moallim abdulle ( ahmeddeey), iyo Xaaskiisa Greensboro , NC
USA
4. Hussein M. Abdikarim Axmed ( Gendisch ) iyo xaaskiisa .Raleigh,NC , USA
5. 6 .Eng, abdi sheick ahmed Roble iyo xaaskiisa , Apex , NC , USA
7. salah sh.mohamoud cigaal daley , Reston , VA
8. XABIIBA caraale , MD , USA
9. Eng. Abdikarim M. Moallim abdule iyo Xaaskiisa , Kuwait
10. Hassan M. Abdikarim ( garwayne) Iyo xaaskiisa
11. Mohamed ahmed Kabogeed iyo xaaskiisa , Madison, WI
12. Daahir, Cabdilaahi, Cary , North Carolina, USA
13. Eng. Liibaan Cali Cartan, iyo xaaskiisa Chicago, IL , USA
14. Eng Cabdirashiid SH. Cali cibaar iyo xaaskiisa , MD
15. Dr. Bashiir Muuse sh. Cali wardheere iyo Xaaskiisa, NC
16. General Cabdilaahi HAGI ainte, Regina, Canada

Hussein A.G
gendisch@aim.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.