Home » Faallo, Warar »

Daawo Q-2aad Video ay ku qiranayaan kuwii wax ka fuliyey Dilkii Dr. Axmed Xaaji Cabdirahman

Qaybta 2-aad ee Vedio xasaasi ah oo ka hadlaya sidii loo dilay Dr. Ahmed Xaaji Abdirahman, cidii dishay iyo cidii amarkeeda lahayd, xogtaan xasaasiga ah waxaa soo bandhigay gudi gaar ah oo madaxbanaan oo loo xil saaray baaritaanka shirqoolkii lagu khaarajiyey Dr. Axmed Xaaji alle ha u naxariistee.

Markale ayaa Shabakada Halgan shaacisay Vedio xasaasi ah oo ka hadlaya sidii loo dilay Dr. Ahmed Xaaji Abdirahman, cidii dishay iyo cidii amarkeeda lahayd, xogtaan xasaasiga ah waxaa soo bandhigay gudi gaar ah oo madaxbanaan oo loo xil saaray baaritaanka shirqoolkii lagu khaarajiyey Dr. Axmed Xaaji alle ha u naxariistee.

Hoos ka daawo Sh. Maxamed Idris Axmed oo ka hadlaya Taariikhdii iyo Manhajkii Dr. Ahmed Haji Abdirahman

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Daawo Q-2aad Video ay ku qiranayaan kuwii wax ka fuliyey Dilkii Dr. Axmed Xaaji Cabdirahman "

  1. Adam A/salam says:

    run ahaan waxa laga dhaadhiciyay \caruurtaan bastooladaha la yaacaysa waa wax caqliga saliimka ah uusan aqbali karin
    waxase nasiib daro ah nimankaan diintii afduubay ayba darris nallayihiin.
    ilaa hadda wax kufillan an laqaban ayna sii waddanayaa falalkaas meelka dhaca duunta iyo dadka ku ah