Home » Warar »

Daawo Q-1aad Video ay ku qiranayaan kuwii wax ka fuliyey Dilkii Dr. Axmed Xaaji Cabdirahman

Markale ayaa Shabakada Halgan shaacisay Vedio xasaasi ah oo ka hadlaya sidii loo dilay Dr. Ahmed Xaaji Abdirahman, cidii  dishay iyo cidii amarkeeda lahayd, xogtaan xasaasiga ah waxaa soo bandhigay gudi gaar ah  oo madaxbanaan oo loo xil saaray baaritaanka shirqoolkii lagu khaarajiyey Dr. Axmed Xaaji alle ha u naxariistee.

Hoos ka daawo Sh. Maxamed Idris Axmed oo ka hadlaya  Taariikhdii iyo Manhajkii Dr. Ahmed Haji  Abdirahman

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Daawo Q-1aad Video ay ku qiranayaan kuwii wax ka fuliyey Dilkii Dr. Axmed Xaaji Cabdirahman "

  1. maxamed yare says:

    ascw walaalayaal hadii aad tihiin bahdii somalitalk ugu horeeynalaha idin xifdiyo adinka iyo qolada wabsaaydka halgan , walalayaal waxaan idinka codsanayaa in qoraaladaan lagu faafiyo wabsaaydyada kale oo aad xiriirka leedihiin si arintaan aay u aragto somalida oo dhan meel walaba oo aay aduunka joogaan walaal arintaan yaan laga jiifan qolooyinkaan shabaab ilaah waa fashilay ducadii ilaah waa aqbalay ilaah waxuu ku riday fashil iyo kala orod walaalayaal ilaah baan idinku dhaariyee arintaan yaan la yareeysan ha lagaliyo wabsaaydyada aay somalida aad u aqristaan dhamaan. jisaaka laah