Home » Archive Maalinta October 25th, 2012

Geeri waa ka daran yahay Kufsigu

Oct 25, 2012
Hordhac: Waxan halka uga ducaynayaa gabadha yarta ah ee sida foosha xun mooryaantu ugu kufsadeen Muqdisho, waxan sidoo kale uga ducaynayaa qoyskeeda iyo hooyadii dhashay gabadha, inuu Ilaahay u caafiyo, samirkoodana ka abaal mariyo. Aad baan uga xumahay xaqdarrada lagula kacay gabadh yar oo 14 jir. Waa ceeb u taal Soomaali oo dhan. Gabaygan waxan kaga hadlayaa Kufsiga iyo dhibaatada uu u geysto bulashada. Halkan... 
Halkudheg:

Caaqil Caabi Tahliil Dhoore “ 63 Qoys ayey Ciidamada Burundi ka Barakiciyeen Guryahoodii Hantidoodiina ka Burburiyeen waxaana Ka Codsaneynaa Dowladda Federaalka in ay….”

Oct 25, 2012
‘ Anagoo markii hore aan ahayn Qoysas Noloshooda la la Daala dhacaya ayaa waxaa waqti Habeen ah oo aan ku suganahay Guryaheennii nagu Dul Habsadey Ciidamo ka tirsan kuwa Amisom gaar haaan kuwa Burundi kuwaas aan wax Ogeysiin ah na siinin” sidaa waxaa yiri Caaqil Caabdi Tahliil Dhoore oo ay soo Wakiisheen Qoysaskii ay ay Guryahooda ka Barakiciyeen Ciidamada Amisom ee ku yaaley Deegaanka Km 13 ee... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...