Home » Archive Maalinta October 21st, 2012

Oktoobarey Sidu Sidii Ma aha

Oct 21, 2012
(Maqaal Xiiso Badan) Maansayahanka iyo Hal Abuurka Soomaalida in badan ayaa Qoraaladooda iyo Suugaantoodaba ay ku cabiran xaalado Taagan, kuwa la soo dhaafay ama imaan kara Mustaqbalka taasoo sida ay u saadaaliyaan ama ay u sheegaan ay wax u dhacaan in kastoo wixii Qeybka ah ama Binu’aadmka ka Cilan uu garan karo oo keliya Allihii Subxaana wa tacaalaha ahaa ee isagu ah karaha wax walba oo qeeybka... 

Xarakada Shabaab oo Sheegtay in Dagaaladii u Dambeeyay ay ku Dileen Saraakiil Caddaan ah isla markaana Gaadiid Fara badan ku Gubeen

Oct 21, 2012
Afhayeenka dhinaca hawlgalada xarakada Shabaab Shiikh Cabdilcasiis Abuu Muscab ayaa sheegey in dagaaladii shantii maalmood ee la soo dhaafay ay la galeen Ciidamada dawladda iyo kuwa Amisom in Khasaare ba’an ay gaarsiyeen. Afhayeenka ayaa sheegay in Dagaaladaas ay ku dileen illaa 27 Askeri oo u badan kuwa Uganda isla markaana ay dhaawac gaarsiyeen illaa Afartameeyo Ciidamada Huwanta ah. Sheikh Cabdilcasiis... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...