Home » Archive Maalinta October 10th, 2012

Xukuumadda Kenya oo Madaxweyne Xasan Shiikh u soo Bandhigtay in Maamul u Sameynta Kismaayo laga Qayb geliyo IGAD

Oct 10, 2012
iyo Ardeyda Magaalada Kismaayo oo Xiligan ka Cabanaya Dhibaatooyin ay kala Kulmaan Ciidamada Dawladda Federaalka Soomaaliya…. Madaxweynaha Dawladda Kiinya Mwai Kibaki oo ka qayb galay Munaasibad lagu maamuusayay Konton Guuradii ka soo wareegtay Xornimadii Dalka Ugandha ayaa waxa uu magaalada Kambala uu shir gooni ah kula qaatay Madaxweynaha dawladda Soomaaliya.Kulankaas oo qodobadii looga hadlay... 
Halkudheg:

Dilkii Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan dadkii loo hayey oo Sawiradoodii iyo Magacyadoodii lasoo bandhigay

Oct 10, 2012
Sida uu faafiyey website-ka halgan.net, gudi loo xilsaaray baaritaanka dilkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan ayaa soobandhigay magacyo iyo sawiro ay sheegeen inay yihiin kuwii ka danbeeyey dilkii Dr. Axmed Xaaji oo ahaa Caalim aad   ummada Soomaaliyeed u hadal hayeen dilkiisii kadib. Shwikh Dr. Ahmed Haji Abdrahman waxaa lagu dilay magaalada Boosaaso 12/05/2012 isagoo salaada Subax masaajid kasoo baxay.... 
Halkudheg:

“Militariga Kenya waqtiga ay ku jirayaan gudaha Soomaaliya waa mid aan lahayn muddo cayiman….” Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Kenya

Oct 10, 2012
Barnaamijka BBCHARDTalk oo waraysi (Oct 5, 2012) la yeeshay ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Kenya, ahna musharaxa madaxweynaha, Musalia Mudavadi, ayaa waxa laga weydiiyay muddada ay ciidamada Kenya ku jirayaan gudaha Soomaaliya, waxana uu si qayaxan u sheegay in ay weligood ku jirayaan Soomaaliya. Weriyaha oo arrintaas ka xaqiijinaya ayaa yiri “Si arrintu iigu kala caddaato, marka aad eegtid... 
Halkudheg: , ,

Imperative message to the current Somali President, Prime Minister and Speaker of the Parliament.

Oct 10, 2012
To the current Somali leaders President ‘Xasan Sheekh Maxamuud’, Prime Minister ‘Cabdi Faarax Shirdoon’ and Speaker of the Parliament ‘Mohamed Osman Jawaari’, we are proposing to you a technique of reconciliatory political dialogue to rescue our nation today. We are reminding to you that political reconciliation is the ultimate goal of the peace establishment in our country. Peace will... 
Halkudheg:

Hay’adda OXFAM oo ka Digtay Xaalad Cuna Yari ku soo Fool leh Koofurta Soomaaliya.

Oct 10, 2012
Hay’adda Oxfom oo saldhiggeedu yahay Magaalada London ee Carriga Ingiriiska ayaa ka hadashay xaaladaha Bartamaha iyo Koofurta Soomaaliya. Oxfam ayaa sheegtay in Abaarihii ku dhuftay kal hore qaybo ka mid ah Dalka Soomaaliya gaar ahaana Koofurta ay salfadeen Xoolo aad u fara badan isla markaana dhinaca wax soo saarka Dalaggii Beeraha uu si weyn hoos ugu dhacay Sanadkan. Hay’adda ayaa intaa sii raacisey... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...