Home » Archive Maalinta September 29th, 2012

Warar iyo Warbixino ku saabsan Xaaladda Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose

Sep 29, 2012
Hooyo Faadumo Maxamed “Aad baan u Naxay markii aan Maqley in Ciidamo Kenyaan ah ay soo galeen Kismaanyo sow ma aha kuwii aan uga soo cararey Narobi ee sida Xun iigaley weliba Wiilkeygii iga Diley” Dowlada Mareykanka oo Beenisey in ay ku lug lahaayeen Duulaankii lagu soo qaaday Magaalada Kismaanyo Iyadoo Xaalad Kacsanaan ahi ay ka jirto Magaala Madaxda Gobolka Jubada Hoose ee Kismaayo ayaa waxaa... 
Halkudheg:

Al-Shabaab oo Xalay Saqdii dhexe Ka Baxay Kismaayo

Sep 29, 2012
“Waxaan dagaal-yahanada-yada ka saaray magaalada Kismaayo saqdii dhexe ee xalay (Sept 29, 2012)”, sidaas waxaa yiri afhayeenka Al-Shabaab Sheikh Cali Maxamuud Raage, sida ay qortay hay’adda wararka ee Reuters. Waxaana uu ku hanjabey in ay degdeg u soo weerarayaan. “Cadowgu weli magaalada ma gelin. Marka ay magaalada Kismaayo galaan waxaan ka dhigeynaa goob dagaal,” ayuu... 
Halkudheg:

DHOWRISTA DEEGAANKA WAA ASAASKA NOLOSHA

Sep 29, 2012
DHOWRISTA DEEGAANKA WAA ASAASKA NOLOSHA XAALADA DEEGAANKA SOOMAALYA Qore Guddoomiyaha Hay’adda Dhowrista Deegaanka Soomaaliya GREEN SOMALIA (GS) NGO Abdulkadir Mohamoud Walayo Qaybta Labaad XAALADA DEEGAANKA SOOMAALYA Maamulkii militariga ee dalka soo xukumay in ka badan 20 sano ayaa la oran karaa inuu yarahee u hinqaday talaabooyin ku aadan dhowrista deegaanka dalka. Waxaa la aasaasay Hay’ado... 
Halkudheg:

MAXAMAD ADEEGIHII EEBE ee SUUBANAA (Nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato)

Sep 29, 2012
(shacni iyo nabadgelyo dushiisa ha ahaato) (( وَمَا مُحَمَّدٌ إِلَّا رَسُولٌ قَدْ خَلَتْ مِنْ قَبْلِهِ الرُّسُلُ )) ” Maxamad, rasuul mooyee wax kale maahan, kaas oo hortiis ay tageen rusul badan (Suuradda Aala-Cimraan. Aayadda 144-aad) Maxamad (shacni iyo nabadgelyo dushiisa ha ahaatee) waa shakhsi kii arkey ay sharaf u tahay oo kii... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...