Home » Archive Maalinta September 28th, 2012

Wararkii Ugu Dambeeyey Xaalada Magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose

Sep 28, 2012
Warar soo kala horjeeda oo ka soo baxaya dagaalka Jubbada Hoose iyo xaaladda Magaalada Kismaayo.. Xukuumadda Kenya afhayeen u hadlay ayaa sheegay in Ciidamada dawladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa amisom ay gaareen qaybo ka mid ah Magaalada Kismaayo. Caris Akuna af hayeenka dawladda Kenya ayaa sheegay in Ciidamada huwanta ay gaareen gudaha Magaalada kismaayo iyadoo wax iska caabin ah aysan kala kulmin... 
Halkudheg:

Ciidamo Kenya oo Xaley Saqdii Dhexe Maraakiib lagu keeney Xeebta Magaalada Kismaanyo

Sep 28, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaanyo ee Gobolka Jubbada Hoose waxay sheegayaan in Xaley waqti dambe Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ayaa waxaa la sheegey in lagu soo daadiyey Xeebta Magaalada Kismaanyo ka dib markii ay ay halkaa keeneen Afar Markab oo kuwa Dagaalka ah oo ay leedahay Dowlada Kenya. Markii Ciidamaas ka soo degeen Xeebta waxa Bilowdey dagaal Qaraar kaasoo uu dhaxeeya Ciidamada Kenya... 
Halkudheg:

Dawladda Ingiriiska oo ugu Yaboohday Toban Milyan Euro Dawladda Federaalka ee Soomaaliya.

Sep 28, 2012
Iyadoo shirkii Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay uu ka soconayo Magaalada New Yorka ee carriga Maraykanka ayaa haddana waxaa jira shirar shirkaas bar bar soconaya. Kulan ka dhacay Magaalada New York ayaa waxaa ka hadlay Xoghayaha arrimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska William Hague kaasoo ka hadlay is bedelada ka soconaya gudaha Dalka Soomaaliya. Xoghayaha ayaa sheegay in dawladda ingiriisku... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...