Home » Archive Maalinta September 26th, 2012

Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya oo Duqeeyey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo

Sep 26, 2012
Warar dheeraad ah ayaa ka so baxaya duqeyn Diyaaradaha dagaalka Kenya ay ka geesteen Magaalo Xeebeedka Kismaayo ee Xaruunta J/Hoose. Goobjooge ku sugan Kismaayo oo la hadlay Warbaahinta ayaa u sheegay in tiro Gantaalo ah ay ku soo dheceen Garoonka ,kuwaa oo laga maqlayay xaafadaha ay ka koobana tahay kismaayo. Goob joogahan ayaa sheegay in aan la xaqiijin karin khasaaaraha rasmiga ah ee ka dhashay... 
Halkudheg:

UUR DOOX Qaybta 8-aad Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya

Sep 26, 2012
Marxaladdii Manaahijta: 1978 wixii ka dambeeyay waxaa la galay marxaladda manaahijta oo qof waliba uu la shaqeeyo dadka ay isku aragtida yihiin dhinaca dacwada, taasoo dhammaan ah ijtihaad ay u arkaan in uu yahay sida ugu wanaagsan ee loo soo celin karo ku dhaqanka shareecada islaamka. Marka la leeyahay manhaj waxaa loo jeedaa sida ugu toosnaasho badan uguna dhow kitaabka iyo sunnada oo loogu soo celin... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...