Home » Faallo »

50 Howl-wadeeno Saxaafad ayaa lagu diley Soomaaliya 1992-2012..

Tan iyo burburkii Dowladii dhexe ee Soomaaliya waxaa meesha ka baxay Amnigii iyo kala dambeyntii umadda Soomaaliyeed hore loogu yaqaaney, waxaana dhacay in la ugaarsado dadka Aqoonta leh oo bulshada indhaha u

ah.

Ugaarsi aan loo meel dayin oo ku saleysneyn qorshe gaar ah balse lagu cirib tirayo dadka wax garadka ah ee bulshada indhaha u ah ayaa noqdey tusbax afka laga furey.

Aqoonyahanada, Nabadoonada, Waxgaradka, Suxufiyiinta, Madaxda Dowlada, Siyaasiyiinta, Ganacsatada Magaca leh,dadka u olaleeya nabada iyo dhamaan qof walba oo dhaq-dhaqaaq muwaadin nimo laga dareemo.

Ayadoo taasi ay noqotey mid joogta ah oo bilow u noqotey dadka wax ma garatada ah ee naftooda nacay kuwaas oo inta badan drugs lagu duro si maskaxdooda loo bedelo.

Dadkaas dilalka geysta ayaa ah dad aan Aqoon laheyn mid diini iyo mid maadi oo ah dad cawaan ah,kuwaas oo aan ilahay iyo diinta aqoon.

Saxaafada ayaa ka mid aheyd kuwa sida aadka ah loo ugaarsadey oo diirada kowaad la saarey loona arkey mid cadow ku ah danta shaqsiyadeed ee u qof leyahay ama qabiil ama urur.

Hadaba waxaan soo uruuriney xog ku saabsan Wariyaashii/howl-wadeenadii dhanka Saxaafada ee la diley.

Qeybta dambe ee aan soo bandhigi doono ayad ku aqrisan dontaan magacyada wariyaashi la dhawacay iyo kuwii ka badbaadey shirqoolada iyo kuwii la xirey ee tacadiga la kulmey.

Xasan Yuusuf Absuge Radio Maanta.
September 21,2012, in Mogadishu,Somalia

Abdisatar Dahir Sabriye Somali National TV
September 20,2012, in Mogadishu,Somalia

Libaan Ali Nur, Somali National TV
September 20,2012, in Mogadishu,Somalia

Cabdiraxmaan Yaasiin, Radio V O D
September 20,2012, in Mogadishu,Somalia

Axmed Caddow Canshur, Shabelle Media Network
May 24, 2012, in Mogadishu, Somalia

Farxan Jeemis Cabdulle, Radio Daljir, Simba Radio
May 2, 2012, in Galkayo, Somalia

Mahad Salaad Aadan, Shabelle Media Network
April 5, 2012, in Beledweyne, Somalia

Cali Axmed Cabdi, Radio Galkayo, Puntlandi
March 4, 2012, in Galkayo, Somalia

Abukar Xassan Moxamud, Somaliweyn Radio
February 28, 2012, in Mogadishu, Somalia

Hassan Cisman Cabdi, Shabelle Media Network
January 28, 2012, in Mogadishu, Somalia

Cabdisalan Sheikh Xassan Xiis, Freelance
December 18, 2011, in Mogadishu, Somalia

Noramfaizul Mohd, Bernama TV
September 2, 2011, in Mogadishu, Somalia

Barkhat Cawaale, Hurma Radio
August 24, 2010, in Mogadishu, Somalia

Sheikh Nur Mohamed Abkey, Radio Mogadishu
May 4, 2010, in Mogadishu, Somalia

Cabdulkhafar Cabdulkadir, freelance
December 3, 2009, in Mogadishu, Somalia

Mohamed Amin, Radio Shabelle
December 3, 2009, in Mogadishu, Somalia

Xassan Zubeyr, Al-Arabiya
December 3, 2009, in Mogadishu, Somalia

Mohamud Mohamed Yusuf, Radio IQK
July 4, 2009, in Mogadishu, Somalia

Mukhtar Mohamed Hirabe, Radio Shabelle
June 8, 2009, in Mogadishu, Somalia

Nuur Muse Xussein, Radio IQK
May 26, 2009, in Beledweyn, Somalia

Abdirisak Mohamed Warsame, Radio Shabelle
May 22, 2009, in Mogadishu, Somalia

Said Tahlil Axmed, HornAfrik
February 2, 2009, in Mogadishu , Somalia

Xassan Mayow Xassan, Radio Shabelle
January 1, 2009, in Afgoye, Somalia

Nasteh Dahir Farah, freelance
June 7, 2008, in Kismayo, Somalia

Hassan Kafi Hared, Somali National News Agency
January 28, 2008, in Kismayo, Somalia

Bashiir Nuur Geedi, Radio Shabelle
October 19, 2007, in Mogadishu, Somalia

Cabdulqaadir Mahad Moallim Kaskey, Radio Banadir
August 24, 2007, in Bardera, Somalia

Mahad Ahmed Elmi, Capital Voice
August 11, 2007, in Mogadishu, Somalia

Ali Sharmarke, HornAfrik
August 11, 2007, in Mogadishu, Somalia

Ahmed Hassan Mahad, Radio Jowhar
May 16, 2007, in Jowhar, Somalia

Abshir Ali Gabre, Radio Jowhar
May 16, 2007, in Jowhar, Somalia

Maxammed Abdullahi Khalif, Voice of Peace
May 5, 2007, in Galkayo, Somalia

Martin Adler, freelance
June 23, 2006, in Mogadishu, Somalia

Duniya Muhyadin Nur, Capital Voice
June 5, 2005, in Afgoye, Somalia

Kate Peyton, BBC
February 9, 2005, in Mogadishu, Somalia

Abdullahi Madkeer, DMC Radio
January 24, 2003, in Baidoa, Somalia

Axmed Kafi cawaale, Radio of the Somali People
January 26, 2000, in Mogadishu, Somalia

Marcello Palmisano, RAI
February 9, 1995, in Mogadishu, Somalia

Pierre Anceaux, freelance
August 31, 1994, in Baidoa, Somalia

Ilaria Alpi, RAI-3 Television
March 20, 1994, in Mogadishu, Somalia

Miran Krovatin, RAI-3 Television
March 20, 1994, in Mogadishu, Somalia

Anthony Macharia, Reuters
July 12, 1993, in Mogadishu, Somalia

Hansi Krauss, Associated Press
July 12, 1993, in Mogadishu, Somalia

Dan Eldon, Reuters
July 12, 1993, in Mogadishu, Somalia

Hosea Maina, Reuters
July 12, 1993, in Mogadishu, Somalia

Jean-Claude Jumel, TF-1
June 18, 1993, in Mogadishu, Somalia

Farah Hassan Sahal, Radio Simba
August 4, 2011, in Mogadishu, Somalia

Abdullahi Omar Gedi, Radio Daljir
August 31, 2010, in Galkayo district, Puntland, Somalia

Ali Mohammed Omar, Radio Warsan
February 16, 2007, in Baidoa, Somalia

Jirdilka loo geystey dhibanayaasha Saxaafada
4% Ayaga oo shaqadooda ku jira
4% Musuqmasuq
14% Dhaqan
24% Xaquuqda bini adam
48% Arrimo Siyaasad
57% Dagaal

Axmed Al-cadaala
Somali Freelance
Nairobi,Kenya
Email: puntlandjournalist@gmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.