Home » Archive Bisha July, 2012

Yaasiin Maaxi oo si rasmi ah ugu dhawaaqay musharraxnimadiisa Madaxweynenimada Soomaaliya

Jul 10, 2012
Siyaasiga Yaasiin Maaxi Macallin ayaa musharaxnimadiisa madaxweynenimada Soomaaliya kaga dhawaaqay Magaalada Katrinholm ee dalka Sweden, isagoo xafladdii musharaxnimadiisa ka sheegay in haddii la doorto uu isbedel ku sameyn doono Soomaaliya. Halkan ka daawo Sawirada Munaasabadda uu Yaasiin Maaxi uga dhawaaqay musharaxnimadiisa ayaa waxaa ka qeybgalay dad aad u faro badan oo ka kala yimid dalalka Ingiriiska,... 
Halkudheg:

Gudoomiyaha Xisbiga Dadka oo si weyn loogu soo dhaweyay Guri-Ceel

Jul 10, 2012
Gudoomiyaha Xisbiga Dadka Prof, Saciid Ciise Maxamud ayaa dadweyne faro badan kusoo dhaweyeen garoonka magalada Guri-Ceel ee gobolka Galgaduud. Halkan ka daawo Sawiro….. Prof, Saciid Ciise oo garoonka Guri-Ceel kazoo galbiyeen dadweyne farobadan ayaa waxa uu booqday hoyga uu magalada ka dagan yahay ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur oo muddo daqiiqado ah si gaar ah u qaateyn... 

Prof Axmed Ismaaciil oo Xisbiga Hiil Qaran u Sharaxay ka Qaygalka Tartanka Doorasho Madaxweyne ee Soomaaliya

Jul 10, 2012
Prof Ibraahim Macalin Mursal oo sheegey in Haddii Axmed Ismaaciil uu ku guulleysto Tartanka Doorashada uu Mashaarkiisu Noqon Doono Hal Doolar Bishii Prof Axmed Ismaaciil Samatar”Halayaabina Mushaarkeyga Halkaan uma imaan in aan lacag Gurto, in igu filan Ilaah waa I siiyey Marwo Xamdi “ Prof Axmed Ismaaciil Samatar waxaan Filayaa in haddii loo doorto Xilka in uu xiriirin doono Xerada Madaxtooyada... 
Halkudheg:

DIGNIIN: Virus halis ah oo Computerada ka Xanibaya Khadka Internetka marka la gaaro July 9, 2012

Jul 9, 2012
AQOONKAAL.COM: Sidee ku ogaan kartaa in uu Computer-kaaga aafeeyey viruska “DNS Changer”, kaas oo xanibaya khadka Internetka July 9, 2012 Kumanyaal computer ayaa waxaa dhici karta in ay Isniinta (July 9, 2012) ku xiriirsami waayaan khadka Internetka, arrintaas oo la xiriirta virus bedelaya Cinwaanka (DNS) computerka. Halkan ka akhri Eray bixin u baahan: SPAM, VIRUS, PHISHING – Eraygee ku macnaynaa... 
Halkudheg:

Xaalada Wariye Cabduqaadir Kuwaaral oo u Shaqeynayey TV-ga Universal oo ka soo Reyneysa ka dib markii la dhaawacey

Jul 9, 2012
Wariye Cabdulqaadir Camar Cabdulle (Kuwaaral ) oo ka tirsnaa T.V.ga Universal Xafiiska Xafiiska Muqdisho Kooxo Hubaysan ay Rasaas huwiyeen Xilli uu ku sugnaa afaafka hore ee Gurigiisa oo ku yaala Degmada Wadajir Xaafadda Korontada. Wariye Kuwaaral ayaa Rasaastaasi ay ku Rideen Kooxihii Hubaysnaa ayaa waxaa ka soo gaaray Dhaawac dhinaca Caloosha ah iyo Jab dhinaca Lugta ah. Kooxdii Wariyaha Weerartay... 

Cabdiraxamaan Cabdishakuuur oo faahfaahina waxaa u ahaa Heshiiskii Isfaham ee dhexmarey Somaaliya iyo Kenya

Jul 8, 2012
Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur “ Isafgaradku Ma sax buu ahaa Mise khalad waa arrin aan u dhaafayno khubarada Sharciga iyo dadka ku Xeeldheer Sharciga Badaha. Hadiise uu khalad ahaa Waxaan Diyaar u ahay…” Cabdiraxamaan Cabdishakuuur oo faahfaahina waxaa u ahaa Heshiiskii Isfaham ee dhexmarey Somaaliya iyo Kenya Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa soo saarey War Saxaafadeed uu kaga hadlayo Heshii... 
Halkudheg:

Madaxweynaha Maamulka Pundland oo Raja Xumo ka Muujiyay Hanaanka Road-Mapka ku soo Gabagaboobayo

Jul 8, 2012
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo dhawaan ku soo laabtay Magaalada Garoowe ayaa ka hadlay Siyaasadda Soomaaliya Maanta iyo safaradii uu ku soo kala bixiyay Dalal kala duwan.Madaxweynaha Maamulka Puntland Faroole ayaa ugu horeynba ka hadlay heshiis ay kala saxiixdeen mamulkiisa iyo Xukuumadda Itoobiya kaasoo ah sidii labada dhinac ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha ammaanka. Cabdiraxmaan... 

Dowladda KMG ee Soomaaliya oo si kulul uga soo horjeestay Heshiiskii ay Kenya la Gashay Shirkadaha Talyaaniga iyo Faransiiska ee shidaal sahamin

Jul 7, 2012
Dawladda Soomaaliya oo sharci darro ku tilmaantay heshiisyadii Aagagga L21, L23 iyo L24 ee Kenya la gashay Shirkadda ENI iyo L22 oo ay la gashay shirkadda Total… “Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay sharci darro tahay heshiiska ay Kenya la gashay shirkadaha sahaminta Batroolka iyo gaaska ee ENI iyo TOTAL, sababtoo ah dhulka heshiiskaas ay kula galeen waxa uu dhacaa badda Soomaaliya”,... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii 25-aad

Jul 7, 2012
Casharkii XXV-aad Jarmalkii waxaa gacanta u galay waddamadii ku yiil bartamha iyo galbeedka qaaradda Yurub, marka laga reebo dalka Ingiriiska oo isago ah jasiirad ku dhex-taal bad-weynta Atlantikada. Shucuubtii ku dhaqneyd iyo dowladihii u talinayay waddamadaas waa uu ka saad-caleeyey, markaas ayaa madaxdii Jarmalka waxay isu arkeen in ay ku guuleysteen dagaalkii. Hoggaamiyihii Nazi-ga Adolf Hitler... 
Halkudheg:

FSNAU ayaa haatan shaacisay Warbixinta Saddex-biloodlaha Kooban ee Suganaanta Cunnada iyo Nafaqada: Diirad Saarid Hore-u-Digidda ka dib Xilliga Guga.

Jul 6, 2012
Warbixintan kooban ayaa siinaysa xogtii ugu dambaysay ee la xiriira arrimaha Cimilada, Colaadaha Sokeeye, Beeraha, Xoolaha, Suuqyada iyo Nafaqada, falanqayn baahsan ee dadka ku dhaqan miyiga iyo magaalooyinka iyo warar kooban oo la xiriira arrimaha ugu muhiimsan haatan iyo hore u digista bilaha July ilaa December 2012: · FSNAU ayaa saadaalinaysa in tirada dadka ay haysato dhibaatada cunto ay... 
Halkudheg:

Aqoon is waydaarsi ku saabsan ‘Hoggaaminta’ oo Garoowe lagu soo gaba-gabeeyey

Jul 5, 2012
Aqoon is waydaarsi ku saabsan ‘Hoggaaminta’ oo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ka soconayey Hotel New Rays, Garoowe, ayaa saaka la soo gabagabeeyey. Aaqoon is waydaarsigaas oo ay daadihinayeen aqoon yahanno ka kala yimid dalka gudihiisa iyo debeddiisa, oo barayaal ka ah jaamacaddo caalami ah iyo kuwa maxalliga ah, indheer garad iyo culimaa’uddiin ayaa waxaa ka soo qaybgalay mas’uuliyiin... 

Beel ka mid Beesha Shiikhaal oo Caleemo Saaratey Suldaan Guud

Jul 5, 2012
Xaflad si heer Sare ah loo soo Agaasimey laguna Duubayey Suldaanka Beel ka mid beelaha Shiikhaal oo ah beesha Caagane , waxaana ka soo qaybgaley Odeyaal, Culamaudiin,Waxgarad Siyaasiyiin Haween iyo Dhalinyaro Waxaa ugu horeeyntii halkaa warbixin ka soo jeediyey Nabadoon Shiino oo sheegey in Duubida Suldaankaan ay ku timid markii la shirar badan oo uu sheegey in uu socdey muddo dheer taasoo markii... 

Dowladda Talyaaniga ma ka dhabaa Dib u Dhiska Ciidamda Badda Soomaaliya iyadoo shirkado laga leeyahay Talyaaniga Heshiish Qodis Shidaal la galeen Dowladda Kenya

Jul 5, 2012
Wasiirka arrimaha dibadda Talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu uu ku taageerayo Soomaaliya ku dhowaad Seddex Malyuun Oo lacagta Yururb ah dib u dhiska iyo diyaarinta Ciidanka ammaanka Soomaliya, taas oo la sheegay in Talyaanigu uga qeeb qaato dibu dhiska Heyadaha Dowladda ,waqtiga kala guurka oo lagu wado in Soomaaliya ay yeelato dowladda Rasmi ah. Dowladda Talyaaniga ayaa haatan wado qorshe... 
Halkudheg:

Ma tahay sanad-guuro ka farxad badan kuwii hore? | Safiirka UK ee Somalia, Nairobi

Jul 4, 2012
NAIROBI: Qoraal uu qoray safiirka UK ee Somalia British Ambassador to Somalia, Nairobi starts Ma tahay sanad-guuro ka farxad badan kuwii hore? Luuliyo 2, 2012 Waxaan u socdaaley Rooma, si aan uga qaybgalo shirka 22aad ee Kooxda Caalamiga ah ee Xiriirka Soomaaliya, halkaan oo anniga iyo saaxiibbo aan wada shaqeyno oo ka socda London iyo Xafiiska Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya waxaa aan ku biiri... 
Halkudheg: ,

Odoyaasha Dhaqanka ee Shirku uga Socdo Muqdisho oo Sheegey in ay la Haystayaal ku yihiin Xeraddii hore ee Xalane

Jul 4, 2012
Iyadoo Odoyaasha Dhaqanka Soomaalida Shirkoodii Caadiga ahaa uga soconayo Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo baxaya Cabasho dhinaca Odoyaashaas ah taasoo ay ka cabanayaan faragelin dhinaca Dawladda FKMG uga Imaanaysa. Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Salaadiinta Beelaha Soomaaliyeed oo hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in markii ay imaanayeen Magaalada Muqdisho loo sheegey in Masiirka Umadda Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

War Murtiyeedkii Ka Soo Baxay Kooxda Xiriirka Caalamiga ee Soomaaliya

Jul 4, 2012
2-3 Luulyo 2012, Roma Moqdisho 04,July, 2012……. Shirka 22aad ee Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) ayaa lagu qabtay Rome 2da ilaa iyo 3da Luulyo 2012 iyadoo uu guddoominayay wakiilka gaarka ah ee xoghaya qaramada midoobay Dr. Augustine Mahiga iyo wadamada Norway iyo Mareykanka. Wasiirka arrimaha dibadda Talyaaniga Giulio Terzi, afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Sharif Hassan Sheikh Adan, Raisul wasaaraha... 
Halkudheg:

Talyaaniga oo ku soo biiray Boobka Badda Soomaaliya (Blocks L21, L23, L24 oo ah Gudaha Soomaaliya oo Kenya heshiis shidaal baaris kula gashay shirkadda ENI)

Jul 4, 2012
Kenya ayaa  shaaca ka qaaday in saddex aag oo cusub ay heshiis shidaal sahamin kula galeen shirkadda laga leeyahay dalka Talyaaniga ee ENI. Saddexda aag oo kala ah Blocks L21, L23 iyo L24. Sida ku cad khariidadda (eeg lifaaqa) iyo xogta uu soo ururiyey dublomaasiga Soomaaliyeed, Bashiir Sh. Maxamed, aaggaga ay ilaa hadda Kenya heshiiska kula gashay shirkadaha shidaal sahaminta, isla markaasna gudaha... 
Halkudheg:

Shirkado Kenya Heshiis kula galay Badda Soomaaliya in ay shidaal ka baartaan

Jul 4, 2012
(MA IHI QASWADE) OO ILAAHEY BAA I ARKAYA IN AANAN HAYN. Marka ugu horreysa waxaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaanaan usoo gudbinayaa salaan iyo hambalyo ku aadan dabaaldagga 1 Luulyo, salaan kaddib waxaan la socodsiinayaa in ay Keenya heshiis caalami ah kula gashay Shirkado Shiidaal soo saara ayadoo u gudbisay QARIIDAD AAY SI CAD UGU QEEXANTAHAY XADGUDUB loo geysanayo dhul badeedka... 
Halkudheg:

Shirkii Kooxda Xariirka Caalamiga ah oo Ka Furmay Roma iyo Ra’iisul Wasaare Gaas oo Khudbad Ka Jeediyey

Jul 4, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda FKMG ayaa tibaaxay qodoba looga hadlayo shirka ka furmay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga, sida Dhameystirka xiliga kala guurka, Sidii loo wajihii lahaa wixii kadanbeeya kala guurka iyo qodobo kale sida ku cad warsaxaafadeedka oo u qornaa sidan: Mudisho 02, July 2012……. Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay xarunta wasaarada arimaha dibadda Talyaaniga shirkii... 
Halkudheg: ,

Xildhibaano ka Tirsan Barlamaanka oo sheegey in Raiisul Wasaare Gaas uu Mudan yahay in Xilka uu ka dego ka dib markii Qaraxii ka dhacay Kaniisadii Gaarisa uu u saariyey Dadka Soomaliyeed

Jul 4, 2012
Qaar ka tirsan Xildhibaanada barlamanka ku meel Gaarka Soomaaliya ayaa Talaadadii shir jaraa’id ku qabtay gudaha Magaalada Muqdisho. Xildhibaanadan ayaa shirkooda Jaraa’id waxa ay uga hadlayeen hadalo sida ay sheegeen ka soo yeeray Maalinimadii shalay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ku meel gaarka Soomaaliya Dr Cabdiweli Gaaz. Xildhibaan Daahir Cabdulqaadir Ciiro oo ka mid ahaa xildhibaanadii goobtaas... 
Halkudheg: ,

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Faaffaahin ka bixiyey Shirka Roma uga Furmaya Saxiixayaashii Road Map-ka

Jul 2, 2012
Iyadoo dhawaan Xukuumadda Talyaaniga ay shaacisey in Kooxaha Soomaalida ay u qabanayso Shir weeyne Caalami ah oo arrimaha Soomaaliya looga hadlayo ayaa misana waxaa arrintaa si hor dhac ah uga hadlay Ra’iisul wasaaraha DFKMG C/weli Gaaz. Dr Cabdiweli Maxamed Cali oo warbaahinta Waraysi siiyay ayaa qiray in shirkaasi uu jiro isla markaana ay soo qaban qaabinayso Hay’adda ICG kaasoo sanadkan ay... 
Halkudheg:

Warbixi dheer oo ku saabsan Munaasibadda Kowda Luuliyo Xalay iyo Maanta si Weyn Looga Xusay Magaalada Muqdisho, Gobolada Dalka iyo Dibadda

Jul 1, 2012
Munaasibad si heer sare loo soo agaasimay isla markaana ay ka soo qayb galeen Mas’uuliyiinta sare ee Xukuumadda, Barlamanka, Ururada Bulshada, qurba Joogta iyo Ganacsato ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacday Xarunta Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Munaasibaddan oo ahayd laba iyo Konton iyo Laba Guuradii ka soo wareegtay Xornimadii Gobolada Koofureed ee Soomaaliya iyo is Raacii labadii Gobol... 
Halkudheg: ,

Dufcaddii Labaad ee Ciidamada Dalka Jabuuti oo Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Jul 1, 2012
Jamhuuriyadda Jabuuti oo ka mid ah Dalalka Ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya ayaa maAnta soo gaarsiisay Dufcaddii labaad ee ciidamadooda qaybta ka ah Amisom Magaalada Muqdisho. Xukuumadda Jabuuti ayaa hore ciidamo hor u dhac ah ay dalka Soomaaliya ugu soo direen horraantii sanadkan kuwaasoo shaqo ahaan lagu qorey ama lagu magacabay Gobolka Hiiraan. Ciidamadan Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho oo... 
Halkudheg:

Munaasabad Ballaaran oo lagu Xusayey 1da Luuliyo oo ka dhacday Kuala Lumpur, Malaysia

Jul 1, 2012
Munaasabad ballaaran oo ay soo agaasimeen Guddiga Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee (SSSM) ayaa xalay ka dhacday Hoolka weyn ee Jaamacada IIUM oo ku taal Caasimadda Dalka Malaysia ee Kuala Lumpur. Munaasabadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay ku dhawaad 500 oo isugu jira Ardey Soomaaliyeed iyo waalidiin, Madax uu hoggaaminaayo Safiirka Soomaliya ee Dalka Malaysia,... 
Halkudheg:

Amisom iyo Soomaalidu waa kala maan

Jul 1, 2012
Waxaa is weydiin mudan, ciidamada Amisom ee Soomaaliya jooga, ma waxay soomaaliya u soo galeen in ay dajiyaan qalalalaasaha ka oogon mudada dheer, ayna dhaliyaan nabad waarta? mise inay la dagaalamaan kooxo ay u arkaan awood kobacooda khalkhal inuu galinayo amnigooda qaran iyo guud ahaan amniga wadamo kale oo iyaga jaal la ah. Sida runta ah su’aashaas ka jawaabideedu, waxaa ku dheehan faham... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...