Home » Warar »

Sh. Axmed Nuur aan jawaab ka bixino Fariintii Sh. C/raxmaan iyo Xasan Dhooye oo aan Gurmano

Imaamka Masaajidka Abubakar ee Seattle Washington Sh. Axmed Nur oo fariin u diray dadka Soomaaliyeed meelay joogaanba, Sheikha ayaa ka hadlay in loo gurmado dadka ku dhibaataysan wadankoodii, ugu yaraana bishaan Rammadaan la afuriyo, Sheikha ayaa ku dheeraaday in dadka Muslimiinta ah walaalo yihiin loona baahan yahay sida aan uga daqmanayno, Waalidkeen, walaalaheen, ilmaheena iyo ehelkeena inaan uga daqmano, Sheikha ayaa ku dheeraaday ajarka laga helayo, dadka Sooman oo la afuriyo. Fariintaydu waxaa weeye inaan ka jawaabayo hadalka Culimadeeda, Sheikh C/raxmaan Sh. Cumariyo Sh. Maxamed Idris.

Qofkasta meeshuu joogo ha is xilqaamo, anagu Maraykanka ayaan joognaa horay waan u dadaalay hadana sidii si leeg ayaan yeelaynaa insha allaah. Waxaa iga codsi ah inaan dadkeena u damqano.

Ha’yada HARO, waa hay’ad dad masuuliyiin ah oo aan naqaano Masuuliyiin ka yihiin, waa inaan la shaqayno si ay dadkeena wax u gaarsiiyaan, Hadalka iyo Fariimaha sheikha oo aad muhiin u ahaa fadlan hoos ka daawo.

Haro oo Afurkii ugu horeeyey oo tabarucaad aruurin ah ku qabanaysa Minneapolis, HARO waxay casumaysaa Reer Minnesota iyo cidkasta oo dadkaas ka damqanaysa. fadlan link-ga riix

http://harousa.org/?p=1130

Humanitarian African Relief Organization (HARO)
Minnesota
3355 Hiawatha Ave South. Ste 202
Minneapolis, MN 55406
612-636-5338
info@harousa.org
California
6161 El Cajon Blvd # 912 San Diego, CA 92115
1(619) 741-9260
Seattle Washington
(619) 741-9260
206-787-0631
Ohio
614-471-5329
614-207-2552

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.