Home » Archive Maalinta July 13th, 2012

Farriin, Gurmad Qaran – Farriin ku Socota Oday Dhaqameedyada Soomaliyeed ee ku Shiraya Muqdisho

Jul 13, 2012
Tuesday, June 26, 2012 Ardayda (Ohio Somali Student Association) iyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee deggan Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ay u diraayaan baaq ama fariin loogu magac daray “Gurmad Qaran” oday dhaqameedyada Soomaaliyeed ee ku shiraya Muqdisho. Baaqaan ama farriintaan ayaa hadafkeedu yahay in ardayda iyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee Gobolka Ohio ay xusuusiyaan odayaasha... 

Shirkii Ansixinta Dastuurka iyo soo xulida Ergada oo dib u dhac ku yimid

Jul 13, 2012
Wasiirka Dastuurka ayaa ka warbixiyey halka uu marayo qabsoomidii shirkii Ansixinta Dastuurka iyo soo xulida Ergada waxaana uu sheegay in in ka badan 500 oo ka mid ah ergadii ansixin lahayd Dastuurka ay diyaar yihiin inta dhimana soo dhamaystirmayaan maalmaha soo socda waxaana ay ahayd in maanta shirku furmo balse arrimo farsamo awgeed ay dib ugu dhacday iyadoo dib laga soo sheegayo xiliga uu si rasmi... 
Halkudheg:

Warbixin: Xogta Dhamaystiran ee Nafaqada Soomaaliya ee Bisha 5aad 2012

Jul 13, 2012
FSNAU waxa ay goor dhowayd sii daysay war bixinta Nafaqada ee May-June2012 xogta lagu qoray warbixintani waxaa ay ku salaysnaayeen sahano nafaqo oo goor dhow la qabtey (May-June 2012), xogta heerka labaad ah ee caafimaadka iyo qiimeyta horu-dhaca ah ee sugnaanshaha cuntada ee laga dhamaan dhalka fuliyey June2012. Daabacaadani wax ay iftiimineysaa natiijooyinka sahan ee xoolo dhaqatada Bakool, xoolo... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...